Wasiir Siciid Sulub Oo Ka Hadlay Eedaymaha Dul Hoganaya Jaamacada Barwaaqo Iyo Dugsiga Abaarso

0
Monday August 23, 2021 - 10:00:43 in News by
  • Visits: 2168
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Wasiir Siciid Sulub Oo Ka Hadlay Eedaymaha Dul Hoganaya Jaamacada Barwaaqo Iyo Dugsiga Abaarso

    Wasiir Siciid Sulub Oo Ka Hadlay Eedaymaha Dul Hoganaya Jaamacada Barwaaqo Iyo Dugsiga Abaarso

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wasiir Siciid Sulub Oo Ka Hadlay Eedaymaha Dul Hoganaya Jaamacada Barwaaqo Iyo Dugsiga Abaarso

Hargeysa(HWN):-wasiirka xanaanada xoolaha somaliland Siciid Sulub Maxamed ayaa ka hadlay arimaha ka taagan jaamacada Barwaaqo iyo dugsiga Abaarso.


May be an image of 2 people


wasiir Siciid Sulub oo ka waramaya hadal haynta ka taagan goobahan waxbarasho ayaa waxa uu yidhi "Shaki ma geli karto Islaamnimadeenu cid kasta haday timaado cid inaga shakisiin karta ma jirto.

Waxaynu dooranay inaynaan isku xukumin waxaan sharaceeda Islaamka ahayn, inaynu caalamka la jaan-qadnana waynu doonayna, nin habari dhashay hal ma seegi waaye, hadii wax na seegan noo sheega oo ha naceebaynina.

Xafiiska Madaxweynaha hadaad gaadhi waydaan kuwayaga idiin furane noo kalaya oo noo sheega.
Culimada aan yara caanane bal dhinac ha iskugu baydho, Culimo badan oo amaan iyo wanaag leh baa jirta, culimo kale oo wax qodqoda oo tuur tuurta Iyana jirta, anagu kuwa aanu ku kalsoonahay waa kuwaas dalka dhisay, ee dadka wacdinaayay".

Loading...
Loading...