"Xaalada Xildhibaanada Waa Inaan Dareemaa Looma Baahna In Guno Laga Jaro Oo Qofkana Bariiskiisa La Taataabto"

0
Sunday August 22, 2021 - 17:07:14 in News by
  • Visits: 1327
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    "Xaalada Xildhibaanada Waa Inaan Dareemaa Looma Baahna In Guno Laga Jaro Oo Qofkana Bariiskiisa La Taataabto"

    "Xaalada Xildhibaanada Waa Inaan Dareemaa Looma Baahna In Guno Laga Jaro Oo Qofkana Bariiskiisa La Taataabto"

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

"Xaalada Xildhibaanada Waa Inaan Dareemaa Looma Baahna In Guno Laga Jaro Oo Qofkana Bariiskiisa La Taataabto"


Hargeysa(HWN):-Xildhibaan Ibraahin Cali Jaamac ayaa ku dooday inaan la jarin gunooyinka ay qaadanayaan xildhibaanada cusub ee golaha wakiilada somaliland.


May be an image of 4 people and people sitting

Xildhibaan Ibraahin oo maanta ka hadlayey dooda golaha wakiiladu ka yeesheen xeer hoosaadkooda ayaa waxa uu yidhi "Maraykan 10,000 (toban kun oo dollar) ayaan kaga shaqaynayay, xaalada xildhibaanada inaan dareemo weeyi, in la idhaahdo gunnooyinka halaga jaro, halaga jaro mushaharaadka qaar kamid ah looma baahna in qofka bariiskiisa la taataabto”.

Xildhibaanadu way kala duruufo duwan yihiin, dad-baa gobolo fog-fog ka yimid oo BASAS soo raaca oo xitaa aan gaadhi haysan, Oo guri ay dagaan aan haysan oo hotelo dagan, sida ay hargeisa u dagi lahaayeen gudoomiyuhu waa in uu ka hawl galo, Oo inta aan guryo ku haysan ama aan dhul ku haysan waa in laga siiyo oo la dajiyo”.


Loading...
Loading...