Xukuumada Oo Xoriyadiisa U Celisay Siyaasi Cabdi Jamaal Oo Ka Soo Jeeda Bariga Sanaag

0
Sunday August 22, 2021 - 17:01:43 in News by
  • Visits: 1407
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Xukuumada Oo Xoriyadiisa U Celisay Siyaasi Cabdi Jamaal Oo Ka Soo Jeeda Bariga Sanaag

    Xukuumada Oo Xoriyadiisa U Celisay Siyaasi Cabdi Jamaal Oo Ka Soo Jeeda Bariga Sanaag

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Xukuumada Oo Xoriyadiisa U Celisay Siyaasi Cabdi Jamaal Oo Ka Soo Jeeda Bariga Sanaag

Xukuumada Somaliland oo Sii Daysay Siyaasiga Cabdi Jamaal Cismaan, iyo Beesha Harti oo Kulan Degdeg ah Ka Yeelatay Weerarkii Guriga.


Siyaasiga Cabdi Jamaal Cismaan ayaa, Goor dhaweyd laga Sii Daayay Saldhiga Dhexe Kadib Markii Saaka laga Wareejiyay, Xarunta C,ID Hargeysa oo lagu Taxaabay Habeenkii Jimcihii Ciidamo Ka Socda Hogaanka Ciidanka Qaranka Somaliland Kala Baxeen Guriga uu Ku Sugnaa, iyagoo adeegsanaya Awooda Ciidan.

Beesha uu Kasoo jeedo, Ee Warsangali ayaa kulan Ka Yeeshay Qaabkii loo Weeraray Guriga
May be an image of 1 person

Loading...
Loading...