Dawlada Hoose Ee Hargaysa Oo Shacabka Usamaysay Lambar Ay Ku Soo Gudbin Karaan Cabashadooda

0
Sunday August 22, 2021 - 09:20:35 in News by Hadhwanaag News
  • Visits: 853
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dawlada Hoose Ee Hargaysa Oo Shacabka Usamaysay Lambar Ay Ku Soo Gudbin Karaan Cabashadooda

    Dawlada Hoose Ee Hargaysa Oo Shacabka Usamaysay Lambar Ay Ku Soo Gudbin Karaan Cabashadooda

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Dawlada Hoose Ee Hargaysa Oo Shacabka Usamaysay Lambar Ay Ku Soo Gudbin Karaan Cabashadooda

Hargaysa (HWN) Dawlada Hoose ee Degmada Hargaysa ayaa shacabka usamaysay lambar gaar ah oo ay ku soo gudbiyaan wixii cabasha ah ee ay qabaan, sidoo kale waxay lambarkan ku soo gudbin karaan ayaa lagu yidhi qoraal ay baahisay Dawlada Hoose, wixii tallo ah ee ay soo jeedinayaan, qoraalka ay baahisay Dawlada Hoose ee Hargaysa ayaa sidan uqornaa:-



Muwaadin Hadii aad Caasimadda Hargaysa ku nooshahay waxa aanu kugu wargalinaynaa in aanu kuu samaynay lambarkan (9779) oo ah lambarka cabashada dadwaynaha.


Wixii Cabasho ah waxa aad si Toos ah u soo garaacaysaa lambarkan,sidoo kale wixii Talo ah eed la wadaagayso Dawladda Hoose isla lambarkan ku soo hagaaji.


Waxaanu lambarkan idiinku samaynay si ay u fududaato hawlaha u adeegista Bulshada Caasimadda Hargaysa.


Mahadsanid.

Loading...
Loading...