Xildhibaan Ka Digay In Xadhig Loogu Jawaabo Muwaadiniinta Su,aalaha Ka Keena Waaxyo Ka Mid Ah Dawlada

0
Saturday August 21, 2021 - 10:45:45 in News by
  • Visits: 1224
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Xildhibaan Ka Digay In Xadhig Loogu Jawaabo Muwaadiniinta Su,aalaha Ka Keena Waaxyo Ka Mid Ah Dawlada

    Xildhibaan Ka Digay In Xadhig Loogu Jawaabo Muwaadiniinta Su,aalaha Ka Keena Waaxyo Ka Mid Ah Dawlada

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Xildhibaan Ka Digay In Xadhig Loogu Jawaabo Muwaadiniinta Su,aalaha Ka Keena Waaxyo Ka Mid Ah Dawlada

Hargeysa(HWN):-Xildhibaan Maxamed Abiib ayaa ka digay in xadhig loogu jawaabo muwaadiniinta Su,aalaha ka keena qaar ka mid ah hay'addaha dawlada.


xildhibaan Maxamed Abiib ayaa qoraal uu soosaaray ku yidhi "Hadii shacabku suaalo ka keeno qaar kamida hawlaha waaxyaha dawlada ee aan ka midka nahay ma qabo in xadhig iyo xoog loogu jawaabo?

Waa inaan baadhis iyo hubsiimo iskugu noqonaa ilayn waxa inala hadlay dadkii shaqadan inoo dirataye, kadib hadii aan iska helno qaar kamida wixii la sheegay sixid iyo raali galin isku raacinaa.

Hadii aan iska waynana kala doodnaa oo u qancinaa hab xigmadaysan ixtiramna ka buuxo ilayn waa sayidkii shaqada inoo dirtee.

Waa ceeb iyo indho cadaad hadaad hadaad wixii la sheegay oo daahir yaa shamis ah hadana waliba dadkii gartaa ka helay xadhig iyo ciqaab ugu dartaa.
May be an image of 1 person

Loading...
Loading...