Dawlada Hoose Ee Hargaysa Oo Xoolaha Ka Saaraysa Magaalada

0
Saturday August 21, 2021 - 09:09:15 in News by Hadhwanaag News
  • Visits: 1223
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dawlada Hoose Ee Hargaysa Oo Xoolaha Ka Saaraysa Magaalada

    Dawlada Hoose Ee Hargaysa Oo Xoolaha Ka Saaraysa Magaalada

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Dawlada Hoose Ee Hargaysa Oo Xoolaha Ka Saaraysa Magaalada

Hargaysa (HWN) Kulankii maanta ee Todobaadlaha ahaa ee ay yeeshaan Golaha Deegaanka Degmada Hargaysa oo ay ku kulmaan dhamaan maamulka Fulinta ,Gudoomiyayaasha Degmooyinka ,Agaasimayaasha Waaxaha kala duwan,Maamulka shirkadaha qashinka.



Waxa Todobaadkan ka mid ahaa qodobadii ugu muhiimsanaa ee lagaga wada hadlay kulankaas.


1. Dardargalinta wadooyin Cusub iyo Dayac Tirka wadooyinkii Hore.

2. Nadiifinta gooobaha qashinku ku hadhay.

3. Qorshe dajinta sidii xoolaha looga saari lahaa Caasimadda.

4. La dagaalanka garanwaaga.

5. Xal u helida cidhiidhiga ka jira caasimadda Gaar ahaan dhanka wadooyinka waaweyn.


Loading...
Loading...