Muuse Biixi Oo Safar Aan Ujeedadiisa La Ogayn Ugu Baxaya Wadanka Baxrayn

0
Friday August 20, 2021 - 19:52:56 in News by
  • Visits: 3207
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Muuse Biixi Oo Safar Aan Ujeedadiisa La Ogayn Ugu Baxaya Wadanka Baxrayn

    Muuse Biixi Oo Safar Aan Ujeedadiisa La Ogayn Ugu Baxaya Wadanka Baxrayn

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Muuse Biixi Oo Safar Aan Ujeedadiisa La Ogayn Ugu Baxaya Wadanka Baxrayn

Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa safar ugu baxaya wadanka Baxrayn.


Muuse Biixi ayaa maalinta salaasada ah la qorshaynayaa inuu socdaal ku tago wadanka Baxrayn kaas oo aan ilaa hada la ogayn ujeedada uu salka ku hayo.

Ilo wareedyo u dhuundaloola madaxtooyada Somaliland ayaa ii xaqiijiyey in Muuse Biixi uu hada qorshaynayo cidii ku wehelin lahayd safarkaasi.

Xidhiidhka Baxrayn Maxay Kula tahay inuu ku Soo kordhin karo Somaliland?
May be an image of 1 person

Loading...
Loading...