Siyaasi Mustafe Shiine Oo Ka Hadlay Eedaymaha Loo Jeedinayo Jaamacada Barwaaqo

0
Friday August 20, 2021 - 14:36:08 in News by
  • Visits: 2352
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Siyaasi Mustafe Shiine Oo Ka Hadlay Eedaymaha Loo Jeedinayo Jaamacada Barwaaqo

    Siyaasi Mustafe Shiine Oo Ka Hadlay Eedaymaha Loo Jeedinayo Jaamacada Barwaaqo

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Siyaasi Mustafe Shiine Oo Ka Hadlay Eedaymaha Loo Jeedinayo Jaamacada Barwaaqo

Hargeysa(HWN):-siyaasi Mustafe Shiine ayaa ka hadlay eedaymaha loo jeedinayo jaamacada barwaaqo.

siyaasi Mustafe Shiine ayaa qoraal uu soo saaray waxa uu ku yidhi "Haddii indho la'aantu ku caqli tirto oo in yar oo laguu bilig siiyay ay kaaga dhagto " Bakayle ma le'eg yahay", adigoon ka fiirsanayn waa mid subxaanahalaah ah.


Waxaan arkayaa rag ay ku jiraan xildhibaanadii aynu dooranay oo dhaliisha Iskuulka Abaarso ama Jaamacadiisa Barwaaqo uga dhigaaya qalad cirka ka soo dhacday gabadh Baadariyad ah oo ay ka soo heleen iyadoo kaniisad tujinaysa.

Waxa keliya oon kuwaa u sheegayaa in magaalada London oo ay ubadkaygu degayn yihiin in Iskuulka ay maamulaan wadaadada Katooliga ah looga ogol yahay diimaha kale 10%, qofka muslimka ah ee ilmihiisa la helaana uu yahay mid nasiib badan.

Qof diin kale haysta ayaa wax waxbaray hadday micnuhu tahay maanta culimada, madaxda dalka iyo inta badan wurba joogu gaalay ahaan lahaayeen, se waxaan lee yahay ninkii.waxaa noo sheegayow " Jiib noom Taani".

May be an image of 1 person and text


Loading...
Loading...