War Deg Deg Ah:-Ciidanka Booliska Oo Xabsiga Ku Hubsaday Suxufi Cabdimaalik Coldoon

0
Thursday August 19, 2021 - 17:33:47 in News by
  • Visits: 2522
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    War Deg Deg Ah:-Ciidanka Booliska Oo Xabsiga Ku Hubsaday Suxufi Cabdimaalik Coldoon

    War Deg Deg Ah:-Ciidanka Booliska Oo Xabsiga Ku Hubsaday Suxufi Cabdimaalik Coldoon

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

War Deg Deg Ah:-Ciidanka Booliska Oo Xabsiga Ku Hubsaday Suxufi Cabdimaalik Coldoon

Ciidamada booliska Somaliland ayaa goor dhawayd xabsiga ku hubsaday suxufi Cabdimaalik Muuse Coldoon.


ciidanka booliska ayaa suxufi Cabdimaalik Muuse Coldoon ka qabtay xafiiskiisa magaalada Burco ilaa hadana war rasmi ah lagama soo saarin sababta keentay xadhigiisa.

Cabdiqaadir Cismaan Dubad oo ah farsamayaqaanka la shaqeeya Cabdimaalik Coldoon ayaa hada ii xaqiijiyey in la xidhay suxufigaasi.

May be an image of 1 person, sitting and indoor

Loading...
Loading...