Daahid Mooyee Nabsigu Ma Duugoobo, Deriskeeni Daawada, Damaciiaxmaarada.Tigreegii Ka Sii Daray.

0
Thursday August 19, 2021 - 09:39:33 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 669
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Daahid Mooyee Nabsigu Ma Duugoobo, Deriskeeni Daawada, Damaciiaxmaarada.Tigreegii Ka Sii Daray.

    Ismail Abdillahi Handuleh.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ismail Abdillahi Handuleh. BISMILAAHI ALRAXMAAN ALRAXIIM [A.S.C.W.R.W.B],

TU KHAAS AHNA BAHDA H/W IYO AKHRISTAYAASHEEDA.

DIMUQRAADI DALKENU WEEYE,DOORASHA LAGU KALA SOCDA,DIIWAAN GELIN URURADENA,



MAGACUU DOONO INUU LAHAADO,DISTOORKU MA DIIDAYAA,DARIIQ BAY SOO IFTIIMAYOO,


DIB INAAN RAADIYO SHANTAAN,IN BADAN DOONDOON JIRAY,DADIYO MAALKABA KU WAAYEY,


DIYAAR MAANTAY YAHINOON,DAWLADNIMO AY GARANAYAAN,DA;DANA ANIGAWGU WEYNE,


DUNIDII WAY ISURURSANAYSA,DOORKAN TALADA AAN KU DARO,DULQATO MARKALE KU DAYO,


DUUDUUB BAYNU DOONAYNAA,DUNIDAN ISTICMAAR KA SOCOY,DAAQADU TEGREGI KA BAXAY,


DIDYOO KALA CARAR AXMAARKI,DIYAAR WEEYE ORAMADUNA,DAANTOODUUN INAY HANTAAN,


DEEGAAN SOMAALAA FAYOOW,DIHINAANOOW HADDII U DUMAY,DIBAAN LAYSU DAAWANYNE,


DAAYINKOODU HADDU KU SIMAY,DULMIGII KA DULQAADAY EEBBE,XAQOODII LAGA DAFIRAY,


DAGAAL LA;AAN UU KU SIIYEY,MUDAAN U DUCAYSANAYE,HADDII DAAYIN NABAD KU KEENAY,


DIGTAYTARKAN REER JABUUTI,TAN IYO DOOLO IYO WAJEER,MIYAYNAAN DABAALDEGAYNIN,


ISMAIL ABDILLAHI HANDULEH.

AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...