Soomaaliya Oo Wali Dedaal Ugu Jirta Inay La Wareegto Hawada Soomaaliland

0
Wednesday August 18, 2021 - 10:30:52 in News by
  • Visits: 1581
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Soomaaliya Oo Wali Dedaal Ugu Jirta Inay La Wareegto Hawada Soomaaliland

    Soomaaliya Oo Wali Dedaal Ugu Jirta Inay La Wareegto Hawada Soomaaliland

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Soomaaliya Oo Wali Dedaal Ugu Jirta Inay La Wareegto Hawada Soomaaliland
Xukuumadda Somaliland, ayaa sheegay in Somalia isku dayday in ay jujuub kula wareegto maamulka Hawada Somaliland, taasina ay u suuro geli wayday oo ay Somaliland iyadu gacanta ku hayso maamulka hawadeeda.


Maareeyaha Hay'adda Madaarada Somaliland Cumar-siyad Cabdillaahi oo maanta hor tegay guddida joogtada ah ee Golaha Wakiillada, ayaa xusay in ay u qorsheysan yahay in ay qaadaan tallaabooyin adag oo la xidhiidha hawadooda, haddii laga maarmi waayo, waxaanu yidhi "Qoladaa Somaliya waxay doonayaan in ay Hawadeena jujuub ku qaataan laakiin ma jirto hawo ay inaga maamulaan oo diyaaradna inagama joojin karaan midnaa inoomasoo fasaxi karaan, anaguna waxaanu wali ilaalinaynaan in aanaan car qaladayn wadahadaladii Jabuuti ee Somaliland iyo Somaliya balse waxaa noo diyaarsan in aanu qaadno talaabooyin Adag hadii laga maarmi waayo"

May be an image of 6 people, people sitting, people standing and indoor

Loading...
Loading...