Somaliland Oo Beenisay In Hawadeeda Laga Maamulo Muqdisho

0
Tuesday August 17, 2021 - 13:40:50 in News by Hadhwanaag News
  • Visits: 2165
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 1 0
  • Share via Social Media

    Somaliland Oo Beenisay In Hawadeeda Laga Maamulo Muqdisho

    Somaliland Oo Beenisay In Hawadeeda Laga Maamulo Muqdisho

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Somaliland Oo Beenisay In Hawadeeda Laga Maamulo Muqdisho

Hargaysa (HWN) Maareeyaha Hay’adda Madaarada Somaliland Cumar Cabdilaahi Aadan (Cumar-Sayid) ayaa sheegay in Somaliya doonayso inay hawada Somaliland la wareegaan.



 



Waxaanu intaasi kudaray in ayna hada Somaliya maamulin Hadawada Somaliland, isagoo ku hanjabay in haddii Somaliya isku daydo inay fara galiso hawada Somaliland ay talaabooyin adag ay qaadi doonaan "Qoladaa Somaliya waxay doonayaan in ay Hawadeena jujuub ku qaataan laakiin ma jirto hawo ay inaga maamulaan oo diyaaradna inagama joojin karaan inoomana soo fasaxi karaan, Anaguna waxaanu wali ilaalinaynaan in aanan car qaladayn wadahadaladii Jabuuti ee Somaliland iyo Somaliya balse waxaa noo diyaarsan in aanu qaadno talaabooyin adag hadii laga maarmi waayo"


Waxaa jiray diyaarado ay Dawlada Somaliya Hawada Somaliland ka celisay, Diyaaradahaasi oo doonayay inay ka degaan Garoonka Hargaysa.


Hadhwanaagnews

Hargaysa/Office,

Loading...
Loading...