Muxuu kala hadlay Ra'iisul Wasaare Rooble Golaha Wasiirrada dalka Masar oo kulan uu la qaatat?

0
Tuesday August 17, 2021 - 09:04:38 in News by Xaaji Faysal
  • Visits: 951
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Muxuu kala hadlay Ra'iisul Wasaare Rooble Golaha Wasiirrada dalka Masar oo kulan uu la qaatat?

    Shalay Gelinkii dambe Ra'iisul Wasaare Rooble oo ay wehlinayeen qaar kamid ah Golihiisa Wasiirada

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Shalay Gelinkii dambe Ra'iisul Wasaare Rooble oo ay wehlinayeen qaar kamid ah Golihiisa Wasiirada




Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda xilgaarsiinta ee Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble oo xalay ku hooyday Magaalada Qaahira ee dalka Masar ayaa halkaasi waxaa uu ka bilaabay kulamo kala duwan oo uu la qaadanayo Madaxda dalkaas.

 

Shalay Gelinkii dambe Ra’iisul Wasaare Rooble oo ay wehlinayeen qaar kamid ah Golihiisa Wasiirada ee la socda ayaa waxaa ay kulan la qaateen Ra’iisul Wasaaraha dalka Masar Moustafa Madbouly iyo mas’uuliyiin kale.

 

Saacadaha soo socda ayaa waxaa la filayaa in Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble in uu la kulmo Madaxweynaha dalka Masar Cabdifitaax Al-siisi, iyaga oo ka wada hadli doono arrimo ku saabsan xiriirka labada dal.

 

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda xilgaarsiinta ee Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa inta uu ku sugan yahay dalka Masar kulamada sii wadi doona, iyada oo Maalinta Berito ah gelinka dambe uu soo geba-gabeyn doono booqashada uu ku joogo dalka Masar.


Loading...
Loading...