Xukuumada Oo Ganacsato Ka Iibisay Xaruntii Mujaahidiinta Sooyaal Ee Berbera Iyo Awood Lagu Hirgeliyey Xaraashkeeda

0
Sunday August 15, 2021 - 12:37:43 in News by
  • Visits: 1382
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Xukuumada Oo Ganacsato Ka Iibisay Xaruntii Mujaahidiinta Sooyaal Ee Berbera Iyo Awood Lagu Hirgeliyey Xaraashkeeda

    Xukuumada Oo Ganacsato Ka Iibisay Xaruntii Mujaahidiinta Sooyaal Ee Berbera Iyo Awood Lagu Hirgeliyey Xaraashkeeda

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Xukuumada Oo Ganacsato Ka Iibisay Xaruntii Mujaahidiinta Sooyaal Ee Berbera Iyo Awood Lagu Hirgeliyey Xaraashkeeda

Shacabka Berbera Oo Saaka Ku Waabariistay Ciidamo Boolis Oo Dhagxaan Ku Kala Xidhay Jidadka Xaga Hore Iyo Dhinacyada Ka Mara Xarunta Jimciyada Mujaahidiinta Sooyaal Ee Berbera Sidoo Kale Waxa Dhismihii Xarunta La Galiyay Cagaf Si Ay Udumiso Oo Dhulka Udhigto Dhismaha Xaruntaasi Oo Qadiimi Ahaa.


Xarunta Jimciyada Sooyaal Ee Berbera Ayaa la Sheegay Inay Xukumadu Ka Iibisay Ganacsadaha Dahabshiil Oo Mudo Dheer Ku Tamayay Gacan Kudhigida Xaruntaasi Iskudayo Badan Uu Hore Usameeyay Ilaa Xiligii Xukumadii Daahir Rayaale Aan Ku Guulaysan.

Xaruntan Jimciyada Mujaahidiinta Sooyaal Ee Berbera Ayaa Waxa Dugsan Jiray Xafiisyo Iyo Hoyba U Ahayd Boqolaal Kamida Naafadii Ka Hadhay Ururkii Jabhada SNM Waxana Saaka Looga Dareeriyay Awood Ciidan Iyada Aan Xitaa Ogaysiis Lasiinin Iskaba Daa Inay Qeyb Ka Noqdaan Iibka Gurigooda Ay Mudada 30ka Sanadooda Daganaayeen.

Mujaahidiinta Sooyaal Ee Gobolk Saaxil Ayaan Ilaa Hada Wax Wara Kasoo Saarin Xaruntoodana Lagala Wareegay Dhismeheediina Dhulka La Dhigay.
May be an image of sky, road and tree
May be an image of one or more people, people standing and street
May be an image of road
May be an image of outdoors
May be an image of outdoors

Loading...
Loading...