Ma Misgeedo Mana Maalo, Muxuu Doonaya, Mudane Caateeye.

0
Sunday August 15, 2021 - 10:00:44 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 624
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ma Misgeedo Mana Maalo, Muxuu Doonaya, Mudane Caateeye.

    W/Q: Ismail Abdillahi Handuleh.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

W/Q: Ismail Abdillahi Handuleh.
BISMILAAHI ALRAXMAAN ALRAXIIM,[A.S.C.W.R.W.B]

TU KHAAS AHNA BAHDA H/W IYO AKHRISTAYAASHEEDA.


1-CIRSANKA YEEDHKII DHAWAAQAY,COLAADAAN JIRIN U YEEDHAY,



CARRUURO CABSIIS CIR MOODAY,CIDDEEBU U DAGAALMAAYEY,


CARRADAN SOMALILAANTU,CUMAADA DUQOODAY SAARTAY,


CAATEEYE MAXAA U GEEYEY,CAYDAAS INUU ULA BADHEEDHO.


2-CARUURNIMO WAA GARTEED,CIYAALIYO GARASHADIISOO,


CANAANBU KA BAQANAYO,CEEBTANA NINKII CUGTAA LEH,


CIMRIGAGU HADDU YARABA,CILMIGAAGUNA KUGU FILNAYN,


CODKAAGUGU INTAANU FAFIN,CUQAASHA LALA KAASHADA.


3-CAGTAADA HALKAAD DHIGAYSO,CODKABA WAA LA FIIRIYAA,


CALOOSHIIS LA CIYAARAHIYO,CIILKABA NINKA AAN KA KORIN,


AYAA RAG U CEEBA BADNADA,DUMARKANA,CIRTEED BOGGATO,


CASAR SEEXATAW DARANE,CILIYUUN XAALKA GOBANIMO.


ISMAIL ABDILLAHI HANDULEH.
AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...