Shirkadda Laydhka Ee Sompower Oo Ka Hadashay Laba Qof oo Laydhkooda Ku Dhintay+Fariina Shacabka U Diray.

0
Tuesday May 14, 2019 - 15:32:42 in News by
  • Visits: 3176
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Shirkadda Laydhka Ee Sompower Oo Ka Hadashay Laba Qof oo Laydhkooda Ku Dhintay+Fariina Shacabka U Diray.

    Shirkadda Laydhka Ee Sompower Oo Ka Hadashay Laba Qof oo Laydhkooda Ku Dhintay+Fariina Shacabka U Diray.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Shirkadda Laydhka Ee Sompower Oo Ka Hadashay Laba Qof oo Laydhkooda Ku Dhintay+Fariina Shacabka U Diray.


Hargaysa(HWN)Masuuliyiinta ugu saraysa Shirkadda Laydhka Ee SOMPOWER oo maanta warbaahinta la hadley ayaa waxaa ay shacabka ugu baaqeen inay ay laydhka ka feejig-nadaan xiliyada uu roobku Da’aayo oo wixii dhib ah ee ay arkaana ay ka soo wacaan Telefoonka 2033 labada shirkadood ee SOMTEL iyo TELESOM- na laga soo Garaaci karo.



Sidoo kale shirkadda ayaa waxaa ay tacsi u dirtay dadkii xalay ku dhintey roobabkii Hargeysa ka da’ay gaar ahaan laba qof oo Laydh ku dhegay waxaana ay sheegen ka shirkadd ahaanin ay dadkaas xaqooda bixinayaan oo ay iminka-ba ay xabaalo qodkii bixiyeen.


 


Loading...
Loading...