Muuse Biixi Oo Dib U Soo Magacaabaya Wasiiro Ka Tirsanaa Xukuumadii Axmed Siilaanyo
Muuse Biixi Oo Dib U Soo Magacaabaya Wasiiro Ka Tirsanaa Xukuumadii Axmed Siilaanyo
Muuse Biixi ayaa la filayaa inuu isku shaandhayn ku sameeyo xukuumadiisa oo uu dibada ka dhigi doono masuuliyiin badan oo yeelan waayey saamayn siyaasadeed oo ay deegaankooda ku soo jiitaan.
xubnaha la filayo inuu ku soo daro golaha wasiirada ayaa warar xogogaal ah oo aan helay ay ii xaqiijiyeen inay ku jiraan wasiiro ka tirsanaa xukuumada Axmed Siilaanyo kuwaas oo kala ah Saleebaan Xaglatoosiye, Cabdilaahi Cukuse iyo Cali Mareexaan.
sidoo kale Muuse Biixi ayaa xisbiga Kulmiye dibada ka dhigaya siyaasi Maxamuud Xaashi taas badalkeedana waxa uu dedaal ku bixinayaa inuu helo taageerada boqor Buurmadow.
La Soco Warar iyo Warbixino xanbaarsan xogo sugan.
Loading...
Loading...