Xanuunka Maseeyrka La dhaho Oo faro ba`an Ku Haayo Haweenka Somaliyeed

0
Sunday August 08, 2021 - 08:56:47 in Articles by Xaaji Faysal
  • Visits: 1106
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Xanuunka Maseeyrka La dhaho Oo faro ba`an Ku Haayo Haweenka Somaliyeed

    Wuxuu Ka sheeganaa Mar Walba Xanuun Xagga lafaha iyo dhabarka Kalagoysyada

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wuxuu Ka sheeganaa Mar Walba Xanuun Xagga lafaha iyo dhabarka Kalagoysyada




Waad U Wici Kartaa Nin Hal Naag Qabo Haddaad taqaano.????????
Ibnu Siinaa Waxaa Uu yiri" Ninka Haddii ay U joogto Hal Xaas Waxaa Ku dhacaya Korkiisa iyo Naftiisa duqnimo Soo dag dagta isagoo Wali Ku jira Da'dii Dhalanyarnimada


Wuxuu Ka sheeganaa Mar Walba Xanuun Xagga lafaha iyo dhabarka Kalagoysyada
Ninkaas Waa mid quustiisu dhawdahay Xeeladiisuna yartahay., Bashaashnimada ayaa Wajigiisa ka guureyso, Wuxuu noqonayaa mid Mar walba Sheegasho badan iyo isla hadal Aan dhamaanin.

Abii Mascuud Waxaa Uu yiri" Qofkii Hal Xaasle ah Kuma haboona in Uu Umadda dhexdeeda kala Xukumo Xukunna looma dhiibto Kaas.

Ibnu Xayaan Al-towxiidii Waxaa laga hayaa isagane in Uu yiri" Waxan soo gaaray Zaban Aysan dadku shaaha la cabeeyn Meelna La fadhiisan Nin Hal Xaasle ah Ninka Halka Xaas qaba Waxeey Ku tiri jireen Caruurta yar yar.

Ibnu Khulduun Waxaa Uu yiri" Waxaan fiiriyay Umadihii hore Waxa ay Ku halaagsameen Waxaa Ka mid ahaa in ay Ka caada dhigan jireen in Ninkiiba hal Naag guursado.

Caabid bin miisaar isagane Waxaa Uu yiri" Ninka Cibaado Uma toosto Haddii Uu qabo hal Naag Oo Kaliya.
Ma'muun bin Haaruun bin rashiid ayaa lagu yiri " Magaalada, Basro" Waxaa joogo Ragg qabo Midkiiba Hal Xaas Oo Kaliya Wax Ka dheh Wuxuu yiri " Kuwaas Ragg ma ahan Ragga Waxaa la yiraahdaa Kuwa Afarta Xaas qaba.

Ibnu-yunus -Al.Muzani ayaa lagu tiri " Yahuudda iyo Nasaarada Maxeey U diidaan Dumarka badan in la guursado Waxaa Uu yiri Kuwaas Waa qolo dulleysan Oo dushooda la yeelay miskiinimo Waxeey la laabteen Carada alle Swt.

Abii-macruuf-Al.Karqii Ayaa lagu yiri" Waa Maxay Xukunka Qolo Sheegatay in ay Zaahideen Mana guursadan Waxaan Ka aheeyn Hal Xaas Wuxuu Ku jawaabay " Kuwaas Wax jiro ma ahan Waa Waalan yihiin Kuwaas Ma abu bakar iyo Cumar ayeey Ka zuhdi badan yihiin Allah Ka ralli noqdee.

Ibnu fayaad ayaa la Weeydiiyay Nimanka Halka Xaas qabo Wuxuu yiri " Kuwaas Waa meydad Wax Cabaya Wax Cunayo Neefsanayo un.

Imaam Xusari Waxa Uu yiri " Alla Markii Uu Ka hadlayay Dumarka la guursanayo Waxaa Uu yiri
مثني وثلاث ورباع ولم يبدأ بواحدة
Allah Markii Uu Oranayay Dumarka Nikaaxsada Waxaa Uu Ka bilaabay Labo labo sadex sadex Afar Afar Kama

 bilaabin Hal , Lkn Ugu dambeeyn markii ay cabsi timid ayaa la yiri Hal Ka dhigta".
" Dood Furan Adinka Sideed U Aragtan Dumarka Badan Oo la guursado.?✍????.
Ustaad saciid cusmaan
Aza
AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...