Prof. Cabdi Ali Jama Waa In Xeer Ilaalita Looga Yeedhaa Arinka Ugubkaah Uu Ka Dhawaajiyey.

0
Saturday August 07, 2021 - 13:32:22 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 1520
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Prof. Cabdi Ali Jama Waa In Xeer Ilaalita Looga Yeedhaa Arinka Ugubkaah Uu Ka Dhawaajiyey.

    Prof. M Baashe

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Prof. M Baashe

Hirdankii Gudoomiyaha Baarlamaanka iyo ku xigeenadiisu waxay fashiliyeen rag aad u badan oo MADAXDA Somaliland iyo siyaasiyiinta Somaliland iyo XILDHIBAANADA cusub. IMTIXAAN baan anigu u arkaa ay reer Somaliland galeen oo wanaag badan iyo xumaan badani banaanyaal noqdeen, dad badan baa (expressions) xigmadaysan ummadda usoo ban dhigay, madax badan ayaa waxay tvyada la yimmaadeen ku fashilmay. Foodkii bulshada u dhaqaaqday ee fiicnaa ee ugu HORAYN Madaxweyne Muuse iyo MADAXDA xusbiyadu ku ammaanaayeen iyo commission ka doorashooyinku. Waxaa ka dabayimi in shirgudoonka Baarlamaanka la luqin jibaadho oo ilawba ilaw nimanka xukuumaddu wada to helaan TII ilaahayna meel bay taallay. Xukuumaddu khiyaamadii ay Maayarnimada Berbera ku heshay faragelinta qaawan tiiyoonay waxbaa ka bedelin Bay soo diyaargaraysay oo LABADA XILDHIBAAN EE DHEERAANAYSO WAY OGAYD OO KUWA YAR EE TV SOMALILAND CAMARADA U HAYEY BAA FASHILIYEY OO GURUJE IYO MEECAAD CAMARADA SAARAYD LAAKIIN CODKA ISKA BAKHTIIYEY AYEY GARANWAAYEEN. RUNTII A BAARLAMAANKANI WUXUU KAGA DUWANYEY BAARLAMAANKANI HORE OO AHAA KUWO AAN DHAARI WAXBA KA QAADAYN OO KABIHII NEBIGA (CSW) SOO CUNNAY KUWANNA DHAARTII WAY TA SIIRISAY OO XAQAY RAACEEN SIDUU XILDHIBAAN GURUJE IYO XILDH. MEECAADBA SHEEGEEN.



Hadaba ninkan Prof. CABDI ALI Jaamac ee u tube soo galay seddex qalad oo waa weyn buu ummadda ka galay siduu isagu ku doodaayey:


1- Marka koobaad Somaliland meel BUU KAGA dhacay oo intuu kala qaybiyey buu sheegay arin ugu ah oo aanaan hore u maqal oo ah in Somaliland badhciidamo Somaliland duminaya faraha kula jiraan ARINTAN waa in XEERILAALINTU U YEEDHAA PROF. CABDI ALI JAMA OO WAREYSATAA CADAYNTEEDA HADDII KALE nin ka stay Madaxweyne sheegta nin ay isku QOLO yihiin intuu dembi xun wadan ka ka galo ayaan waxbaa la GA soo qaadin sidii KAN Talyanle(AHN) mooriyey ee teradii isdhaafiyey iyo Madaxtooyadii sidaa soo fartay oo kale UU weli kasoo dhex MUUQDO Baarlamaanka (waa Xoghayahaa Baarlamaanka Galbaday).


2- TA LABAAD Cabdi Ali Jama wuxuu ku HADLAY CARRAB-DALABLEH oo wuxuu indhaa ka dul laliyey 9 Basaas oo ay isku reer yihiin oo intay Wadani iyo UCID soo basaaseen HADANA u codeeyeen Kulmiye markaasaa UU Basaas ku sheegay Xildhibaan Gurije muxuu Kulmiye ugu codaynwaayey, EESH QIYAASAKUM REER SOMALILAND AW CAQLIGAASI CAQLI PROF. MIYUU YAHAY.


3- WUXUU QARIYEY INUU MARKUU MUCAARIDADII FILM HINDIGA AHAYD JOOJIYEY ISAGOO MASHAARIIC KU MAQNAA OO LA WADA OGYEY UU YIDHI DAWLADAYADII BAA LA SAFTAY MARKAA WAX ARKAY. CADDAYN BAA LAGA RABAA.


GEBOGEBADII WAA IN UU SOO FADHIISTAA WARAYSIGA AH WAA KU A PROF. CABDI ALI JAMA SI PROF. NIMADIISA WAX LOOGA OGAADO. Wa bilaahi tawfiiq


PROF. M BASHE.


[email protected]

AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...