Doorashadii Shir-Gudoonka Iyo Guushii Qaranka Iyo sumcadii Biixi Ee 2aad

0
Saturday August 07, 2021 - 13:26:07 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 1003
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Doorashadii Shir-Gudoonka Iyo Guushii Qaranka Iyo sumcadii Biixi Ee 2aad

    W/Q: Hamse riiraash.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

W/Q: Hamse riiraash.

Sida aad ogtihiin wax LA iskugu yimi Kal fadhi guriga barlamaanka si lookala doorto labada mudane Ee lakala dhaho faaratoon Iyo Khaliif.



Kal fadhigaas oo si nabdoon inoogu qabsoomay alxamdulilaah Taa oo lagula calaf qaatay guushuna ku raacday mudane Khaliif.


Hore waxa suuqa ugu jiray ku tiri kuteen ah madaxweynaha ayaa faragalin ku haya Shir gudoonka si uu gacan uga gaysto una saaro xilka cida uu taageersanyahay.


Lakiinse arrinkaas waxa uu noqday been aan Sal Iyo raad toona LaHayn!!!!!.


Madaxweynuhu wuxuu ku suntahay cadaalad muwaadinimo Iyo lexojeclo uu u qabo qarankiisa.

Waana mideeyaha kowaad Iyo ka farxiyaha si siman uga farxiyay mucaarid Iyo muxaafidna.

Waana ilaaliyaha kowaad Iyo xafidaha xoolaha umada uu u ilaaliyay qarankiisa.


Taariikhda abid waa madaxweyne doorosho uu qabtay ku guulaystay dooroshu isku sidkan somaliland isku kafaalo qaaday dadkiina cadaalada gaadhsiiyay. Qofna uu kasoo caban

Mr faratoon waa nin abaal badan Somaliland ku leh waa sharci yiqaan danta umada u sameeyay wax waliba.


Waana nin waligiiba reer somaliland ay u hayn doonaan sharaf Iyo karaamo. Isaga oo xaq u lahaa in qofka aqbalayda weyn shir guddoominayay ayuu haddana aqbalay oo u door biday danta qaranka.


Muuse Mar walba isagaa guulaysanayaa qarankoo dhanbaana guulaystay. qof neceb ama qof jeceloow madaxweyne muuse nin lamida somaliland so Mari mayo kor muuse mujaaahid waxa amaan noogu filanayn wadanimada uu eebe kugu manaystay.


Hamse riiraash.

[email protected]

AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...