Guddo. West Canada Ee Xisbiga Waddani Oo Dhanbal Hamblyo U Diryaa Shirgudoonka Golaha Wakiilada Somaliland

0
Wednesday August 04, 2021 - 10:27:08 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 793
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Guddo. West Canada Ee Xisbiga Waddani Oo Dhanbal Hamblyo U Diryaa Shirgudoonka Golaha Wakiilada Somaliland

    W/Q: Bashe Elmi.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

W/Q: Bashe Elmi.

Aniga Oo Ku Hadlaaya Magacyiga BasheElmi Iyo Kan Guddida Iyo Ka Taageerayasha Xisbiga Waddani Ee West Kanada.Waxan Hambalyaa Sida Wanaagsan Ee Ay Doortan Shirgudoonka Cusub Ee Golaha Wakiilada Somaliland.



Waxan Ilaahay Ka Baryayaa Inu Xilkan U Fududeeyo.


Guul Xisbiga Waddani Iyo Somaliland Oo Dhan.


Gudoomiyaha Western Canada Ee Xisbiga Waddani

Bashe Elmi.

AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...