Xil.Nac-Nac iyo Gud. Xinifow Hadaanu Nahay Reer Hebel Cadanyo iyo Xajiin Ma'aha sida Daliilkan Diimiga ah

0
Tuesday May 14, 2019 - 14:04:27 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 1464
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Xil.Nac-Nac iyo Gud. Xinifow Hadaanu Nahay Reer Hebel Cadanyo iyo Xajiin Ma'aha sida Daliilkan Diimiga ah

    tibaaxayo Balse Waa furaha Xalka shacabka iyo Dawlada !! Dr.Khadar-Libaaxley.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

tibaaxayo Balse Waa furaha Xalka shacabka iyo Dawlada !! Dr.Khadar-Libaaxley.

Mudane Gudoomiyewaxa aan Maqlayin aad Siyaasadahorteed mudo dheeraheyd macalin Quraantaasi oo sharafiyo wax laguqiimeeyaaba ay yartahay,balse nasiib daradaweyn ee aanu baahneyn xataaLoox tuur waxaay tahay inaad gaws-dambeedka dhigatoKitaabka Quraanka ahugu yaraan intaka hadleysa (arimaha maamulka iyoSiyaasada bulshada ) marhadiiba aad usoo shaqo badalatayiyada.



1.)Mudane Gudoomiyebal dib umilicso oo aadu bogo Qisadacajabta badan (Daaluut iyo Jaaluut )ee ku jirtaSuratul Baqara Aayadaha246—251 ; si koobanqisada saddex ayaamatalaya Shacab, Boqoro iyoNabiyo intooduba ayisku hayb iyoisir yihiin dhamaantoodna Danummadeed iyo yoolmudan ayey uhalgamayeen, Boqorada waxauu illaahay kugal-ladey si ayhogaan u madeedu noqdaan ( Xikmadiyo Cilmi ) qofahaan yoolkaygu ma’ahain aan kuidhaahdo ( Prof. Samatariyo Prof . Galeydh waxaBoqoradu dadkooda larabeen ayey iyagunarabaan ) balse waain aan kudareensiiyo , fahamsiiyo kaliyaBoqoradaasi illaahay Xikmadaiyo Cilmiga siiyeysida ay Dadkoodaay isku haybtaahaayeen ugu Doodayeen,Dagaalamayeen ayey Xaqiyo Dastuur Diimiyau tahay inBeel kasta iyoQoomiyad kasta Dadkainta Il-qabadka uah ee ayu horeeyaan kuwaalle siiyey Cilmigaiyo Xikmadu ayka hadlaan uHadlaan , tilmaamaan, toosiyaanBaylahdooda iyo Danahoodasi qabyooyinka Goboliyo Deegaan walbaoo Dalka ahyaala u baylahbaxdo.


Gudoomiye markaKitaabka Quraanka illaahaysidaa ina farayoisla in yaroo ka midah sid kitaabkuina farayo ay2da aqoonyahan yarajileen in aadadigu ku tilmaantoiyaga ( inay hada professordu soo gaadheenhalkii odayada jaahiliintaMarayeen !! ) halkeed taagantahay adigu ?miyaan la odhanKarin isma-ogide!!waxa aad baahi-weynu qabtaa inaad dib usoo daraaseyso duruustaDiimiga ah eeay tahay nolosheenaoo dhan inaan ku saleyno,iyo waliba inaad wax kasoo korodhsato intasuuban Duqeyda tidhaahda( Hadaanu reer hebelnahay )?.


2) SabankiiNabi Maxamed ( NNKH) eeCaasimada Dawlada islaamkuaheyd Magaalada Madiinaee ay walibaay bateen DadweynahaMuslimiintu , waxauu nabigu uhayeeyey dadweynihii muslimiinta ahaasidii dhaqanka carabtuaheyd Beel –Beel ,isla markaana Beelwalba waxa uu uSameeyey masuuluu kala xidhiidhooo afkooda kuhadasha oo xidhiidhisabeesha warkeeda iyoNabigooda , Beeshareer yamen Qabiilkala yidhaa Ashcariyiinwaxa Odey uahaa asxaabigii weynaa( abii Muuse Al-ashcariyi ) raggiicuslaa ee beeshiisa ayaawaxa ay fareenin uu tabashadooda Nabigauga doono ooaheyd gaadiid ayku gaadhaan dadkakale xilli loodiyaar garoobayey Dagaalkii TABUUK,gadaalna wey kahelleen dallab koodii.


Maanta Somaliland masuuliyiinta Xillalkahaya ee Dawladaku jira inay afka Beelahaiyo Deegaanada ayka soo jeedaanbaylahda taalla Dawladau sheegaan waxauga dhuun daloolashakhsiyaadka aqoon yahankaah oo aanbadneyn iyo sulaadiinta iyoCuqaasha aad kumaageyso tiraabta odhaneysa( Hadaanu nahayReer Hebel ) sidaadaraadeedna xajiin iyocadanyo aan lagaqaadin cidkasta oo danka hadal ahbalse ay mudanyihiin inloo dhag raariciyo wixiigar iyo garowshiyomudan.


3.) Sacadibnu Mucaad waxauu tabashada beeshiisa Ansaaree Caasimada Madiinala wadaagayaa isagaoo ergayga beeshaasiah ee ugudbisay Nabiga Maxamed(NNKH) warkooda, gaarahaan Xilligii laqaybinaayey qaniimadii farahabadneyd ee muslimiintukusoo furatay dagaalkii XUNEYN; Qaniimadaasi Cidaugu badneyd eeloo qaybiyey waxaay aheyd QabiilkaQureysh halkaasi ooAnsaartii reer Madiinasaluug iyo biyodiid ka muujiyeen sidaNabigu Wax uQaybiyey , Sacadibnu Mucaadna lawadaagey xogtaasi Nabiga,aad ugu fiirsogudoomiye Xinifow iyoXildhibaan Nac-Nacow ,Nabi Maxamed ( NNKH)waxa uu shirisugu yeedhay Ansaartiisaami-qaybsiga Qaniimada Saluugtaywaxa uu Nabiguugu jawaabey ( Dadkanaan u badiyeyHantida ( Qureesh iyo carabtiaan reer madiinaaheyn ) waxaaan uga danleeyahay in aanku soo jiitoqalbiyadooda madaama aydiinta ku cusubyihiin ; idinku Ansaareymiyey daan raaliku aheyn inaad hoy unoqotaan waa caasimadaislaamka e illaahay rasuulkiisa noloshiidaiyo dhimashadiisaba, dadkakalena iska qaataanhantida !!).


AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...