Taariikh Beesha Udurxmiin Somaliland ... Prof Mohamed Ahmed Farahmataan [Jaafaa]

0
Sunday August 01, 2021 - 10:54:48 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 1838
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 1 0
  • Share via Social Media

    Taariikh Beesha Udurxmiin Somaliland ... Prof Mohamed Ahmed Farahmataan [Jaafaa]

    Taariikh Beesha Udurxmiin Somaliland ... Prof Mohamed Ahmed Farahmataan [Jaafaa]

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Taariikh Beesha Udurxmiin Somaliland ... Prof Mohamed Ahmed Farahmataan [Jaafaa]
Waxanan u qalab qaataa wax akhris, wax qoris ama wax qabad.- Waa maxay wadaniyad, bal dib u jaleec hillinkii dheeraa ee xornimada iyo qaranimada loo soo maray, sideese shacabkayga loogu beeri karaa geedka wadaniyada ay lahaayeen.



Michael Mariamo iyo Anthony Mariamo, Ahmed Keyse, Sheekh Darwiish iyo Dube Cali yare, Waxey lahaayeendareen dal iyo dad jacayl oo ah, qofkii gudihiisa ilaahay ku abuuray, oo ilaaliya. Ma aheyn in la qabto xaflado.


Inta aan magacaabey hal qabiil ayey ka soo jeedeen oo ah UDURUXMIIN, waa goba nimadeenii.


Waa shucuur iyo qiiro aad uqabto dalkaaga iyo deegaankaaga; waa damqasho iyo diirnax aad u hayso dadkaaga iyo duunyadiisa. Waa wel wel iyo walaac kusoo food-saara markastoo aayaha dalkaagu liito.


PROF. MOHAMED AHMED FARAH MATTAN (JAAFAA)
ANKARA, TURKEY.
AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...