Qafaalashada Xildhibaanka Waxay Albaab U Furtay Ethiopia Oo Iskumilankeenna Jeclayd

0
Sunday August 01, 2021 - 10:43:58 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 780
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Qafaalashada Xildhibaanka Waxay Albaab U Furtay Ethiopia Oo Iskumilankeenna Jeclayd

    Qafaalashada Xildhibaanka Waxay Albaab U Furtay Ethiopia Oo Iskumilankeenna Jeclayd

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Qafaalashada Xildhibaanka Waxay Albaab U Furtay Ethiopia Oo Iskumilankeenna Jeclayd
Dad badan ma fahansana MACNAHA XUDUUDAHA DAWLADDAHA WAXA UU KU FADHIYO. XUDUUDAHA Dawladuhu maaha wadaayinka la jeexo ee gawaadhidu marto oo qudha ee macne MAAMUL dawladnimo oo distooraysan oo dibloomaasiyadaysan oo dhaqaalaysan oo iyo wax badana oo KALA ilaaliya DAWLADDAHA ayey Xuduuduhu xambaarsan yihiin.



Arinkanna Xildhibaanku sheegay imika XAQIIQDADIISA Ethiopia way haysaa, Sirdoonkeeduna wuu haysaa ISAGOO dhacayana Social Media wuu nagu soo gaadhay iyo filimadii raggii Fulinayey Media way ku jiraan U tube bada.


ARINKANI iyo fikirkani QAFAALASHADA dadka Sirdoonka cusub ee ka hoose samaysmay baa durba Xadkii inagala talaabay, WAX isqarin karaana ma jirto waxaa a dhaw in la inagu sunto MAAMUL budhcada. Ethiopia iyada Xukuumaddoodu Arinkan wey ku farxaysaa oo waxay helay aan ALBAAB FURAN inay Somaliland wax ka dhex qafaashaan. Xumuumadda Muse BIIXI haddaanay ficilada dhalinyarada Sirdoonka UU ka dhigay ee aan khibradda Dawladeed lahayn JOOJIN wey fara ka baxaysaa arinku.

Badi Diplamaasiyiinta siiba Ethiopia fadhiyaa waa inay yihiin dad ku khabiira Siyaasadda khaarajiga, Daakhiliga oo afaf badan ku hadla maaha sida Inankii yaraa ee NUUNUUGA AHAA EE SHEEGGA AYEY SIFIIR KU XIGEENKA SOMALILAND U FADHIYA ADIS APAPA waayo Diplamaasiyiinta Caalamiga ah ee Addis APAPA FADHIYA lama jaanqaadi karo.


Arintani waa inay soo dedejisa isku shaan dhayn XUKUUMADDA Muuse BIIXI ee wasiiradeedu tamar daro iyo fikir xumo isku darsadeen.


GUULDARADII KULMIYE ee DOORASHADAN golayaasha Siyaasad xumada XukuumAdda ayaa ka Masuula waxaa keenay WASIIRADA low profile ka ah ee hadalkooda iyo fikirkoodu ku waajahanyey Bulsho KALA qoqobka iyo Hanti leexsadka Muuqda ee ummadda u Muuqda ee aan MADAXWEYNIHII talaabo ka qaadayn.


Dad badan baa u HAYSTA guul hadday burburto dawladda Ethiopia waana AVALLENCHE KU SOO DUMAY SOMALILAND IYO DJABOUTI. maantaba waa aragtaan wadadii Train ka oo xidhmayA ama goaya rabashadaha qoomiyadaa Ethiopia dagaaladooda, DJABOUTI intaasaaba dumin karta xukuumadooda iyo nolashooda trades ka ku salaysan een wax kale HAYSAN.


Markaa qafaalashada dhalinyarada Sirdoonka Somaliland isku sheegaysa waa in la joojiyaa oo fididooda laga hortagaa inta goorigoortay.


M Bashe

AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...