Xildhibaan Isbahaysiga Uga Diga Rogtay Xaga KULMIYE Oo Shil gaadhi Ku Dhaawacmay

0
Sunday August 01, 2021 - 09:13:49 in News by Hadhwanaag News
  • Visits: 2662
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Xildhibaan Isbahaysiga Uga Diga Rogtay Xaga KULMIYE Oo Shil gaadhi Ku Dhaawacmay

    Xildhibaan Isbahaysiga Uga Diga Rogtay Xaga KULMIYE Oo Shil gaadhi Ku Dhaawacmay

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Xildhibaan Isbahaysiga Uga Diga Rogtay Xaga KULMIYE Oo Shil gaadhi Ku Dhaawacmay

Hargaysa (HWN) Xildhibaan Guuleed Maxamed Warsame oo ka mida mudanayaasha cusub ee xisbiga Ucid uga soo baxay gobolka Togdheer ayaa ku dhaawacmay shil gaadhi oo ka dhacay inta u dhaxaysa Hargeysa iyo Berbera, waxaanu xildhibaanka dhaawac ka soo gaadhay lugta Midig.



Xildhibaanka ayaa ka mid ahaa mudanayaashii dhawaan isbahaysiga ka baxay ee la midoobay garabka xildhibaanada ee uu hogaaminayo Prof. Faratoon ee xisbiga Kulmiye.


Mudanaha ayaa loo qal-qaalinayaa cisbitaal dibadeed walow uu dhankiisa daneynayo inuu sugo doorashada shirgudoonka oo uu ku rajaweyn yahay inuu ka qeyb galo.


Xildhibaankan ayaa haddii dhakhtar dibadeed looqaado saamayn ku yeelanaya Doorashada shirgudoonka, maadaama xildhibaanada labada dhinc xildhibaanada ay haystaan aad iskugu dhawyihiin

Loading...
Loading...