Madaxweyne Muuse Biixi Oo Kormeeray Goobo Uu Khasaare Gaadhsiiyey Roob Weyn Oo ka Da'ay Hargeysa Iyo Fariin Uu Diray+Sawiro

0
Tuesday May 14, 2019 - 00:34:52 in News by
  • Visits: 9920
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Madaxweyne Muuse Biixi Oo Kormeeray Goobo Uu Khasaare Gaadhsiiyey Roob Weyn Oo ka Da'ay Hargeysa Iyo Fariin Uu Diray+Sawiro

    Madaxweyne Muuse Biixi Oo Kormeeray Goobo Uu Khasaare Gaadhsiiyey Roob Weyn Oo ka Da'ay Hargeysa Iyo Fariin Uu Diray+Sawiro

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxweyne Muuse Biixi Oo Kormeeray Goobo Uu Khasaare Gaadhsiiyey Roob Weyn Oo ka Da'ay Hargeysa Iyo Fariin Uu Diray+Sawiro


Hargeysa(HWN):-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, mudane Muuse Biixi Cabdi waxa uu ka hadlay khasaaraha ka dhashay roobab mahiigaan ah oo caawa ka da’ay dalka gaar ahaan caasimada Somaliland ee Hargeysa oo ay ku dhinteen shan ruux, halka ay sagaal kalena ku dhaawacmeen. Waxaanu madaxweynuhu isla caawa kormeer ku tegay goobaha khasaaruhu ka dhacay iyo guud ahaan waxyeelada magaalada roobku gaadhsiiyey.

Image may contain: 5 people, people smiling, people standing and outdoor

Image may contain: 8 people, people smiling, people standing and night
Image may contain: one or more people, people standing, night and outdoor
Image may contain: car, tree, night, sky and outdoor
Image may contain: 2 people, people standing, night, outdoor and water
Image may contain: 8 people, people smiling, people standing
Image may contain: 10 people, people smiling, people standing and outdoor
Image may contain: 1 person, standing, crowd and outdoor
Image may contain: 1 person, sitting and indoor
Loading...
Loading...