Shaqadda Dawladda Hoose Ee Caasimadda Hargeysa

0
Saturday July 31, 2021 - 10:16:53 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 773
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Shaqadda Dawladda Hoose Ee Caasimadda Hargeysa

    Qoraa Fu'ad Cabdi Xirsi

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Qoraa Fu'ad Cabdi Xirsi

Mar aan u kuurgallay dawladda hoose ee Hargeysa hawlaha ay adeega ay u qabato bulshadda caasimadda waxa xisid mudan waxaan ku ogaaday waaxda ugu shaqadda badan dawladda oo aynu odhan karno waa udub dhexaadka shaqooyinka ay uqabato dadweynaha.


Agaasimaha arrimaha bulshadda mudane khadar yuusuf cali waa nin hawkar waxaanu mudanyahay in qaranka iyo madaxda ka sareysaa inay ka abaalmariyaan waxa uu ks mudanyahay si isna ay dhiirigelin ugu noqoto waxaanu mudanyahayxilka sareysa loo magacaabo allaa mahad leh



Qoraa FUAD CABDI Xirsi

[email protected]

AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...