Ma Ogtahay Wllkey/Wlshy In Salaaddu Dadka Habaarto?

0
Saturday July 31, 2021 - 10:16:43 in Articles by Xaaji Faysal
  • Visits: 856
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ma Ogtahay Wllkey/Wlshy In Salaaddu Dadka Habaarto?

    ma waxaad ka tirsantahay dadka ay salaadda habaarto?

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

ma waxaad ka tirsantahay dadka ay salaadda habaarto?


nabiga scw wuxuu dhahay isagoo salaadda ka hadlaya :hadduu qofka waqtigeeda ilaaliyo weysada ku xeel dheeraado(si fcn u weysaysta),rukuuc iyo sujuuddeedana dhammeystira qushuucna ku tukada salaaddaas waxey dhahdaa (حفظك الله كما حفظتني) ilaahy hakuu xifdiyo (ilaaliyo)sidaad ii xifdisay,

Taa baddalkeeda hadduusan qofka waqtigeeda ilaalin rukuuc iyo sujuuddeedana dhameystirin qushuucna laga waayo waxy dhahdaa(ضيعك الله كما ضيعتني) ilahy haku dayaco(beylaho)sidii aad ii dayacday,

Bal kawaran haddii salaadda aan dooneyno in sababteeda Aan naxariis alle ku helno dunida nagu habaarto?

Walaalkey/walaashey ma is weydiisay waa sidee xiriirka salaadda aad la leedahay ?

Hadda is weydii

1.ma waxaad ka tirsantahay dadka ay salaadda habaarto?

2.ama kuwa ay u duceyso?

Xaqiiqdii dhibka ma aha tukashada Dadku inta ugu badan wey tukadaan lakan waxaa ay noqoto wax ka mid ah caadada,waxaana yimid in qof ku tukado hadba goortuu shaqadiisa dhameysto,

F.G salaaddu waa sheyga ugu horreeya ee la xisaabin doono qiyaamaha,waa sheyga haddii uu hagaago xilligaa at hagaagi doonaan waxa kale(camalka kale)




W/Q/ Abdirisak Warsame Ture

AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...