Barnaamijka Ma Ogtahay ( Part 4 )
1. ma ogtahay Brooklyn new york waxaad ku kireysan kartaa hooyo 40 doolar, wey ku dhageysanesaa, waxay ku siinesaa talo, cunto karin iyo ka caawinta howlaha guriga!.
2. ma ogtahay canada waa dalka ugu aqoonta badan adduunka, in ka badan kala bar dadka deggan ayaa leh shahaadooyin jaamacadeed!
3. ma ogtahay cake/keegga meherka adduunka ugu qaalisan ayaa lagu sameeyay magaalada Dubai. qiimihiisa uu yahay $ 1million, dhererkiisu waa 182cm, culeyskiisa waa 120 kg.
4. ma ogtahay Daraasad la sameeyay ayaa sheegaysa 80% ragga in ay fiiriyaan xabadka dumarka marka ugu horeysa ay la kulmayaan!.
5. ma ogtahay Rikoodhka adduunka ee isticmaalka ama cabidda khamriga waxaa iska leh nin lagu magacaabo andre, oo ku cabbay 156 biir (76 litir) hal fadhi!.
6. ma ogtahay marka dadku cabsan/sakhraamsan hadlaan, 75% waxay sheegayaan waa run!.
7.ma ogtahay hindia waxaa ku nool in ka badan 200 milyan oo lo 'ah!.
8. ma ogtahay japan aya wado olole ah in ay saynisyahanadeda u ogolato in leysku dhex abuuro bani,aadamka iyo xayawaanka!.
9. ma ogtahay Dadka iyo jiirku waa uun naasleyda kaliya ee qosli kara!.
10. ma ogtahay 90% iphone selfies ayaa lagu qaadaa muraayadda horteeda maxaa yeelay waa wadada kaliya ay ku muujin karaan in ay iphone leeyihiin!
11. ma ogtahay midabka aan aragno markaan indhaha isu qabanno waxaa loo yaqaan "eigengrau" oo ah mid ka duwan midabka madow-ga !
12. ma ogtahay Nooca dhiiga dhifka ku ah aduunka waa "RH null blood" sidoo kale loo yaqaano golden blood ama dhiiga dahabiga ah waxaa kaliya lagu gartay ama nooca dhiigaas leh 43 qof 50-kii sano ee lasoo dhaafay!.
13.ma ogtahay wadnahaaga ayaa garaacma in ka badan 100,000 jeer maalintii!.
14. ma ogtahay in uu jiro hudheel ku yaal Sweden oo gebi ahaanba laga dhisay baraf. waxana dib u dhis lagu sameeya sanad walba!.
15 .ma ogtahay oohintu waa sheey caafimaad qab badan oo la sameeyo. waxay kaa yareysaa stress ama walwalka, xanuunka, sido kale waxay nadiifineysaa indhaha, marka waligaa ha ka baqin inaad ooydo.
16.ma ogtahay 53% haweenku kama baxaan guriga iyaga oo aan is qurxin ama aan makeup marsan!.
Qodobkee ku cajabiyay?
Mohamed Ali Waasuge
AFEEF:
Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!