War Degdeg Ah: Xildhibaan Ka Tirsan Xisbiga Waddani Oo Taageeray Faratoon
War Degdeg Ah: Xildhibaan Ka Tirsan Xisbiga Waddani Oo Taageeray Fartoon
Hargaysa (HWN) Xildhibaan Axmed Maxamuud Fanax oo xisbiga Waddani uga soo baxay Gobolka Togedheer ayaa saaka ku biiray Garabka shirgudoonka ee Xisbiga Kulmiye ee uu Hogaaminayo Xildhibaan Faratoon.
Xisbiga Kulmiye aya dadaal ugu jira sidii ay tiro xildhibaano ah oo ay ubaahanyihiin uga kaxaysan lahaayeen xisbiyada Mucaaradka.
Waxaanay wararku sheegayaan in weli laga cod badanyahayn
xisbiga Kulmiye, muddadii uu sharcigu siiyay Muuse Biixina ay ayaamo ka
hadhsanyihiin.
Hadhwanaagnews
Hargaysa/Office.
Loading...
Loading...