Taliyaha Booliska Oo Magacaabis Iyo Xil Ka Qaadis Sameeyay

0
Friday July 30, 2021 - 10:35:24 in News by Hadhwanaag News
  • Visits: 1823
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Taliyaha Booliska Oo Magacaabis Iyo Xil Ka Qaadis Sameeyay

    Taliyaha Booliska Oo Magacaabis Iyo Xil Ka Qaadis Sameeyay

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Taliyaha Booliska Oo Magacaabis Iyo Xil Ka Qaadis Sameeyay

Muqdisho (HWN) Taliyaha Ciidamada booliska Soomaaliyeed Cabdi Xasan maxamed Xijaar ayaa xilkii saldhiga Booliska degmada jowhar ka qaaday dhame Maxamed Siyaad Cali canjeex, isaga oo taliye Cusub u Magacaabay saldhiga.



Wareegto kasoo baxday Xafiska Taliye Xijaar ayaa waxaa xilka Taliyaha Saldhiga Booliska magaalada Jowhar ee Caasimadda Hir-Shabeellle loogu magacaabay Gaashaanle dhexe Bashiir Xasan Xalfooy iyadoo taliyahii hore saldhiga degmada jowhar loo bedelay taliska ururka booliska .


No description available.




Loading...
Loading...