"Caalamkii Ayuu Ku Yidhi Laba Nin Oo Isku Reer Ah Ayaa I Haystay"..Faysal Iyo Cirro Oo Dhaliilo Ku Miisay Muuse Biixi

0
Thursday July 29, 2021 - 15:06:31 in News by
  • Visits: 1561
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    "Caalamkii Ayuu Ku Yidhi Laba Nin Oo Isku Reer Ah Ayaa I Haystay"..Faysal Iyo Cirro Oo Dhaliilo Ku Miisay Muuse Biixi

    "Caalamkii Ayuu Ku Yidhi Laba Nin Oo Isku Reer Ah Ayaa I Haystay"..Faysal Iyo Cirro Oo Dhaliilo Ku Miisay Muuse Biixi

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

"Caalamkii Ayuu Ku Yidhi Laba Nin Oo Isku Reer Ah Ayaa I Haystay"..Faysal Iyo Cirro Oo Dhaliilo Ku Miisay Muuse Biixi

Guddoomiyayaasha labada Xisbi ee Mucaaradka ah Guddoomiye C/raxmaan Cirro iyo Guddoomiye Faysal Cali Waraabe oo hadda Shir-jaraa'id oo wada jir ah ku qabtay Hotel Ambassador ee Magaaladda Hargeysa ayaa Madaxweyne Muuse Biixi ku eedeeyay in Loollankii Doorashada uu ka dhigey mid qabyaaladdeed.


"Caalamkii ayuu ku yidhi laba nin oo isku reer ah ayaa i haysta" sidaas waxaa yidhi Guddoomiye Faysal Cali Waraabe.

"Maalintaan Caarre kala hadlaayay wuxuu igu yidhi cirka hasoo dumiso Habaryoonis" Faysal Cali Waraabe.

" Wax la aqbali karo maaha in aan Shirka Goolaha Wakiiladda meel aan goolaha aheyn lagu qabto, xano badanna waxa ay sheegayaan in meel kale lagu qabanayo, lama qaadan karo Xildhibaanada Mucaaradka ah in la handado, Guddoomiye "Cirro"
May be an image of 2 people and people standing

Loading...
Loading...