Xukuumadda Biixi Oo Ammarro Ku Soo Rogtay Hotellada Magaaladda Burco

0
Wednesday July 28, 2021 - 18:46:14 in News by A. Asbaro
  • Visits: 2112
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Xukuumadda Biixi Oo Ammarro Ku Soo Rogtay Hotellada Magaaladda Burco

    Xukuumadda Muuse Biixi Oo Ammarro Ku Soo Rogtay Hotellada Magaaladda Burco

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Xukuumadda Muuse Biixi Oo Ammarro Ku Soo Rogtay Hotellada Magaaladda Burco


Hargeisa(HWN):-Xukuumadda Muuse Biixi ayaa Ammaro ku soo rogtay Hotellada waa wayn ee magaaladda Burco ee xarunta gobolka Togdheer.
Masjidka Isbahaysiga ee... - Abdifitah Ibrahim Cagayare | Facebook


Xukuumaddu waxa ay sheegtay inay mamnuuc tahay is dhex-galka Haweenka iyo Ragga, kuwaasoo ay Xukuumaddu sheegtay inay iskugu yimaaddaan Xafladdaha Hotellada oo ay qoom ka ciyaar ku sameeyaan, waxaannay tilmaameen inaanay bannaanayn Jaaska iyo is dhex-galka Raga iyo Haweenku, taasoo ay sheegeen inay tahay arrin ka soo horjeedda Diinteenna iyo Dhaqankeenna wanaagsan-ba.


Loading...
Loading...