Sideed Ku Samayn Kartaa Daraasad/Cilmibaadhis ?

0
Wednesday July 28, 2021 - 10:53:05 in Articles by
  • Visits: 876
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Sideed Ku Samayn Kartaa Daraasad/Cilmibaadhis ?

    Waxyabaha adiga kusoo mara looma baahna inad kucimroqaadasho kaliya kaa noqoto waa inaad

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waxyabaha adiga kusoo mara looma baahna inad kucimroqaadasho kaliya kaa noqoto waa inaad


Hadaan ku idhaa daraasadaha aan qolkan kusoo bandhigo anoo #wardo ah ayaa sameeyey intaad aaminayso ayaa yaraanaysa amaba qaadan maysid xogtayda maxaa yeelay waxaad yastay kartida maskaxdaada ama maskaxda walaalkaa

Hadaba siaad iskaa usamayso daraasado kala duwan iskuday intan

1. TIXRAAC DHACDOYINKAGA:

Waxyabaha adiga kusoo mara looma baahna inad kucimroqaadasho kaliya kaa noqoto waa inaad soo saarta waxyabaha sababay iyo halkay kaso burqatay iyo sidad uxalisay

2. KUCELCELI DHACDAAD HAYSO

Tusaale; hadi hal buug aad akhriso xog ad vahanto marlabad hadad akhrido waxad helaysa xog cusub marwalba ood dhacdo aad ku noqnoqato waxad helaysa waxkale

3; TUSAALE RAADI

Xogta dhaCdad hayso hadii ad fikirto waxad radinkartaa tusaale ueeg dhacdadaada matalan xogtadu waa maxaa sababa qofku inuu sigaar cabo xogna wad haysa waxaad tixracaysaa dadka sigaarka caba waxa ugu wacan waana sida ugu badan ee daraasadaha loo sameeyo

DHIIRIGELI_QOFKA_CILMGBAADHIS_SAMEEYA



Wardo Asaliino Walaahi Bilaahi


AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...