Galade Iyo Ninkii Ganay, Kala Garay Libaaxuye, Goorgoor Intaytahay, Golahaagan Shaqo Geli.

0
Wednesday July 28, 2021 - 10:35:25 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 745
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Galade Iyo Ninkii Ganay, Kala Garay Libaaxuye, Goorgoor Intaytahay, Golahaagan Shaqo Geli.

    W/Q: Ismail Abdillahi Handuleh.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

W/Q: Ismail Abdillahi Handuleh.

BISMILAAHI ALRAXMAAN ALRAXIIM,[A.S.W.R.W.B]


TU KHAAS AHNA BAHDA H/W IYO AKHRISTAYAASHEEDA.



GALAY DOORASHADA GUUD,GUUSHISE WELI DHIMAN,


GOOL DHALISAY SHALAYTE,SOWDIGAN INAGA GUBAY,


GAR DHAMAATAY DABADEED,GOCASHADU MA FIICNE,


GUUL BAY KUU AHANLAYD,GOLAHONADA FARAGELIN,


GEYIGANAAD U TALISAAYE,GOONDHAASKA DAAYOO,


GUDONKANI TARTAMAYA,GARABA HAAGI WEEYANE,


GU TIRSIIMO KUU SIMANE,GODOB LAMA XABAARTE,


GALADE IYO NINKII GANAY,KALA GARAY LIBAAXUYE,


GOBANIMADA DHWROO,GO’AAN QAADO WAAYEEL.


GOORGOOR INTAY TAHAY,GOLAHAAGA SHAQO GELI,


ISMAIL ABDILLAHI HANDULEH.
AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...