War Deg Deg Ah:-Isbahaysiga Mucaaridka Oo Xisbiga Kulmiye Kala Wareegay Xildhibaan Ka Soo Baxay gobolka Sool

0
Tuesday July 27, 2021 - 23:45:36 in News by
  • Visits: 3018
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 1 0
  • Share via Social Media

    War Deg Deg Ah:-Isbahaysiga Mucaaridka Oo Xisbiga Kulmiye Kala Wareegay Xildhibaan Ka Soo Baxay gobolka Sool

    War Deg Deg Ah:-Isbahaysiga Mucaaridka Oo Xisbiga Kulmiye Kala Wareegay Xildhibaan Ka Soo Baxay gobolka Sool

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

War Deg Deg Ah:-Isbahaysiga Mucaaridka Oo Xisbiga Kulmiye Kala Wareegay Xildhibaan Ka Soo Baxay gobolka Sool

Hargeysa(HWN):-Xildhibaan Mustafe Axmed Khayre  oo xisbiga muxaafidka ah Kulmiye uga soo baxay gobolka Sool ayaa shaaciyey inuu dhisayo musharixiinta isbahaysiga mucaaridka ah uga tartamaya shirgudoonka golaha cusub ee wakiilada somaliland.


xildhibaan Mustafe Axmed Khayre ayaa jawaab u noqday xildhibaan Khadar Guun oo saacado ka hor lagala wareegay isbahaysiga mucaaridka ah kaas oo ku biiray xisbiga Kulmiye isla markaana shaaciyey inuu dhisayo musharixiinta u taagna shirgudoonka.

siyaasiyiinta ka soo jeeda bariga Burco ee la shaqaynaya isbahaysiga xisbiyada mucaaridka ah oo ay ugu horeeyaan Xirsi Cali Xaaji Xasan iyo Maxamuud Xaashi Cabdi ayaa gacan weyn ka gaystay in xildhibaan Khayre ku soo biiro isbadal doonka shirgudoonka la raba Cabdirisaaq Khaliif iyo ku xigeenada la sharaxan.

May be an image of 5 people, people standing and indoor


Loading...
Loading...