War Deg Deg Ah:-Xildhibaan Khadar Guun Oo Dhabarka Ka Jabiyey Isbahaysiga Mucaaridka Lana Saftay Kulmiye

0
Tuesday July 27, 2021 - 21:01:33 in News by
  • Visits: 4725
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    War Deg Deg Ah:-Xildhibaan Khadar Guun Oo Dhabarka Ka Jabiyey Isbahaysiga Mucaaridka Lana Saftay Kulmiye

    War Deg Deg Ah:-Xildhibaan Khadar Guun Oo Dhabarka Ka Jabiyey Isbahaysiga Mucaaridka Lana Saftay Kulmiye

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

War Deg Deg Ah:-Xildhibaan Khadar Guun Oo Dhabarka Ka Jabiyey Isbahaysiga Mucaaridka Lana Saftay Kulmiye
Xildhibaan Khadar Guun oo dhabarka ka jabiyey isbahaysigii mucaaridka ka dib markii uu iska xaadiriyey xisbiga Kulmiye.

xildhibaan Khadar Guun oo ka soo baxay xisbiyada mucaaridka ah ayaa hada la saftay muxaafidka oo uu ku taageerayo inay helaan shirgudoonka golaha cusub ee wakiilada.


xisbiga Kulmiye ayaa goor dhawayd faafiyey sawiro muujinaya xildhibaan Khadar Guun oo la jooga Faratoon iyo xildhibaanada taabacsan ee hore uga soo baxay mucaaridka, ilaa hadana ma cada waxa uu xildhibaan Khadar Guun dhaafsaday aragtidiisa siyaasiga ahayd ee sababtay inuu Kulmiye la safto
May be an image of 4 people

Loading...
Loading...