Madaxtooyada Kenya Maxay Kaga Jawaabtay Baadi goobkii loogu jiray Madaxweyne Uhuru?

0
Monday May 13, 2019 - 17:18:18 in News by
  • Visits: 4203
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Madaxtooyada Kenya Maxay Kaga Jawaabtay Baadi goobkii loogu jiray Madaxweyne Uhuru?

    Madaxtooyada Kenya Maxay Kaga Jawaabtay Baadi goobkii loogu jiray Madaxweyne Uhuru?

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxtooyada Kenya Maxay Kaga Jawaabtay Baadi goobkii loogu jiray Madaxweyne Uhuru?


Xafiiska madaxweynaha dalka Kenya ayaa ugu dambayn ka jawaabtay eedaymihii Twitterka loo soo mariyay ee sheegayay in la la’yahay.

Related image


Afhayeenka madaxweynaha Kanze Dena oo Twitterro badan soo qortay ayaa sheegtay in ay la yaabtay qaar ka mid ah Twitter-rada la soo qorayo, isla markaasna uu madaxweyne Kenyatta joogo isla markaasna uu shaqaynayo.


Baraha bulshada ayaa aad looga hadal hayay arrintan waxayna afgarad ka dhigteen "whereis uhuru and find president uhuru” oo macno ahaan u dhaw "away uhuru iyo raadiya Uhuru”.


Dadka Kenyanka ah ee baraha bulshada isticmaala ayaa sheegtay in aan madaxweynaha la arag tan iyo markii uu Shiinaha aaday 23 bishii Abriil isaga oo raadiyay dayn lagu dhiso khadtareen oo casri ah taas oo ay ku baxayso malaayiin doolar.


Afhayeenka madaxweynaha ayaa sheegtay in aysan waxba ka jirin wararka sheegaya in ujeedada uu madaxweynaha u tagay Shiinaha ay ka mid ahayd in uu dayn waydiisto.



Source:-BBCsomali
Loading...
Loading...