C/weli Gaas oo ka xumaaday bahdil loo geystay Wasiir katirsan Dawlada Soomaaliya

0
Tuesday July 27, 2021 - 08:58:28 in News by Xaaji Faysal
  • Visits: 2764
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    C/weli Gaas oo ka xumaaday bahdil loo geystay Wasiir katirsan Dawlada Soomaaliya

    Gaas ayaa wax laga xumaado ku sheegay in Wasiirka Arimaha Dibada

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Gaas ayaa wax laga xumaado ku sheegay in Wasiirka Arimaha Dibada


5 Sano Kadib, Akhriso Khudabaddii Iyo Ballamihii Murashax Cabdiwali Gaas uu Ka hor Akhriyey Baarlamaanka Puntland – Goobjoog News

Ra’iisal Wasaarihii hore Ee Soomaaliya Dr C/weli Maxamed Cali (Gaas) ayaa si kulul uga fal celiyey aflagaadeyn iyo erayo aan wanaagsaneyn oo lagula kacay Wasiir katirsan Xukuumada Soomaaliya.



Gaas ayaa wax laga xumaado ku sheegay in Wasiirka Arimaha Dibada Soomaaliya Maxamed C/risaaq Abuukar uu la kulmay caay iyo waxyaabo uusan mudneyn oo xitaa Aabihiis oo sanado badan ka hor dhintay la aflagaadeeyey.


Qoraal uu soo dhigay bartiisa Facebook ayuu Gaas difaacay Wasiir Maxamed C/risaaq sheegeyna inuu fariin udirayo dadka arintaasi kula dhaqmay.


 

Wasiirka ayaa warar soo baxay waxay sheegayaan in dhawaan uu utegay Gaalkacyo sidii uu uraadsan lahaa taageerada beeshiisa una noqon lahaa xildhibaan katirsan Golaha Shacabka Soomaaliya

Loading...
Loading...