Nuxurka Kulan Muuse Biixi La Yeeshay Safiirka Midawga Yurub Ee Soomaaliya Oo Wakhtigii Shaqadu Ka Dhamaaday

0
Monday July 26, 2021 - 20:15:24 in News by
  • Visits: 1083
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Nuxurka Kulan Muuse Biixi La Yeeshay Safiirka Midawga Yurub Ee Soomaaliya Oo Wakhtigii Shaqadu Ka Dhamaaday

    Nuxurka Kulan Muuse Biixi La Yeeshay Safiirka Midawga Yurub Ee Soomaaliya Oo Wakhtigii Shaqadu Ka Dhamaaday

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Nuxurka Kulan Muuse Biixi La Yeeshay Safiirka Midawga Yurub Ee Soomaaliya Oo Wakhtigii Shaqadu Ka Dhamaaday

 Muuse Biixi Cabdi ayaa kulan sagootin ah la yeeshay safiirka midawga Yurub u qaabilsan Somaliland iyo Soomaaliya Amb. Nicolás Berlanga oo shaqadii safiirnimo ka dhammaanayso.

Safiirka ayaa socdaalkiisii ugu dambeeyay shaqada kusoo maray Somaliland waxaana kulanno mahad celin ah uu la yeeshay mas’uuliyiinta sar sare ee Somaliland oo uu hoggaaminayo  Muuse Biixi Cabdi iyo qaar ka mid ah golaha wasiirrada ee wasaaradahoodu ay fuliyeen mashaariic ay gacan ka geysteen midawga Yurub.



Amb. Nicolás Berlanga ayaa xidhiidh wanaagsan la lahaa Somaliland oo uu socdaalo joogto ah ku iman jiray, isagoo ku ammaani jiray nabadgalyda iyo dawladnimada ka jirta Somaliland.


Loading...
Loading...