Ma ogtahay!?

0
Monday July 26, 2021 - 09:18:58 in Articles by Xaaji Faysal
  • Visits: 1072
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 1 0
  • Share via Social Media

    Ma ogtahay!?

    Garoonka ugu baaxada weyn caalamka waa garoon diyaaradeed baaxadiisa ayaa lagu sheegaa inaay gaareeso 776 km² oo u dhiganta 602,176km!.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Garoonka ugu baaxada weyn caalamka waa garoon diyaaradeed baaxadiisa ayaa lagu sheegaa inaay gaareeso 776 km² oo u dhiganta 602,176km!.



king fahd international airport in uu yahay

Garoonka ugu baaxada weyn caalamka waa garoon diyaaradeed baaxadiisa ayaa lagu sheegaa inaay gaareeso 776 km² oo u dhiganta 602,176km!.

Waxa uuna ku yaalaa wadanka Saudi Arabia,

Waxana la sheegaa inuu ka weyn yahay magaalada mumbai ee ku taala dalka india oo idil!

Magalada mumbai ayaa la sheegaa inaay baxadeedu gaareyso 603.4 km² oo ka dhigan 364,091.56km!.

F.g:İstanbul Havalimanı baxad ahaan garoon kaan ayaa weyn ayaa bogaha qaar ku qoran lkn hadana qiimeenta kan oo saudia ayaa lagiliyay No:1 oo ugu weyn!,

mana aqaan sababta!.

F.G:Muhiimadeeda maahan like comment ama share lkn muhimada ama hadafka aan uso gudbiyo ayaa ah walaalaha wax uun haka faa'iidaan 1000+ oo like ah waxaa iiga muhiimsan 1 qof oo 1 xaraf faa'iida waxaana rajeynayaa qormadaydan yar inaad wax uun ka faa'iidaan,

Marka fadlan postigan share gareey ama adiga soodhig xigasho la'aan hadaa rabto fasax ayaa u tahy amaba qofudir ama adiga afka oga sheeg kaliya walalaha uga faa'iidee oo gaarsi.

Qaabkaa rabto ku garsii Insha'Allah! MAHADSANID!

"Waari meysidee wax hakaa haro"

Insha'Allah!

W/Q:Ise Sharafdin


AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...