Taariikhdu Iyadaa Dib Isku Soo Celisa:

0
Sunday July 25, 2021 - 09:32:46 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 870
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Taariikhdu Iyadaa Dib Isku Soo Celisa:

    Taariikhdu Iyadaa Dib Isku Soo Celisa:

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Taariikhdu Iyadaa Dib Isku Soo Celisa:


Taariikhdu Waa Duruus Mudan inLa Tilmaansado Oo weliba laga dabqaato. Markaad Eegto Kitaabka Quraankakariimka ah Saddex meelood meel ahaan Waa Taariikh. Halkaa Waxaynu kagaranaynaa Qiimiga ay leedahay Taariikhdu. Taariikhdu markii ay mareysay Sanadkii 1531 miilaadiga Wuxu Muslimiinta geeska africa, Gaar ahaan Soomalida uu u ahaa sannad guullo badan oo taariikhda baal-dahab ka galay ay gaadheen.



Sanadkaas Muslimiintii geeska africa gaar ahaan Soomalida oo uu hogaaminayey Imaam Axmed gurey iyo Madaxdii Qabaa'ilka soomalidu waxay furteen Gobollada Dawaro iyo Shawa.


Sannadkii 1533 Musliintu Soomalidu waxay Xoreeyeen goboladii Axmaarada iyo walasta. Sidoo kale sanadkaa waxa gacanta lagu soodhigey Saldanadooyin islaami ah sida Baali, Hadya, siidaamo, iyo Gojaari oo in muddo ah xabashida ku hoos noolaa.


Sanadkii 1535 miilaadiga muslimiintu Somalidu Hormuudka u ahayd waxay gacanta ku dhigeen gobolada koonfur iyo kuwa dhexe ee dhulka xabashida

[email protected]


AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...