Madaxweynaha Puntland Deni Oo Magacaabay Guddi Cusub

0
Sunday July 25, 2021 - 08:10:39 in News by Xaaji Faysal
  • Visits: 852
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Madaxweynaha Puntland Deni Oo Magacaabay Guddi Cusub

    Xubnaha Guddiga kuwaasi oo ka kooban 7 Xubnood ayaa badankood ah Wasiirada Madaxweynaha Puntland

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Xubnaha Guddiga kuwaasi oo ka kooban 7 Xubnood ayaa badankood ah Wasiirada Madaxweynaha Puntland




Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa magacaabay guddiga qaban-qaabada iyo diyaarinta xaflada xuska maalinta 1-da August oo ku beegan markii landhisay Maamulka Puntland.

 

Xubnaha Guddiga kuwaasi oo ka kooban 7 Xubnood ayaa badankood ah Wasiirada Madaxweynaha Puntland, waxaana ay kalanyihiin Magacyadooda.

 

 

1. Xasan Shire Cabdi Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda (Guddoomiye)

 

2. Cabdisamed Maxamed Gallan Wasiirka Wasaaradda Amniga iyo DDR-ta (Xubin)

 

3. Aamino Cismaan Jaamac Wasiirka Wasaaradda Haweenka (Xubin)

 

4. Jaamac Faarax Muuse Wasiirka Wasaaradda Shaqada iyo Shaqaalaha (Xubin)

 

5. Cabdisalaan Siciid Faarax Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Warfaafinta (Xubin)

 

6. Cabdi Xasan Xuseen Taliyaha Ciidanka Booliska (Xubin)

 

7. Maxamed Cabdirashiid Cali Agaasimaha Guud Madaxtooyada (Xubin)


Loading...
Loading...