Xildhibaan Reer Awdal Ah Kana Soo Baxay Kulmiye Oo Taageeray Musharixiinta Shirgudoonka Ee Isbahaysiga Mucaaridka

0
Saturday July 24, 2021 - 14:34:42 in News by
  • Visits: 2598
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Xildhibaan Reer Awdal Ah Kana Soo Baxay Kulmiye Oo Taageeray Musharixiinta Shirgudoonka Ee Isbahaysiga Mucaaridka

    Xildhibaan Reer Awdal Ah Kana Soo Baxay Kulmiye Oo Taageeray Musharixiinta Shirgudoonka Ee Isbahaysiga Mucaaridka

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Xildhibaan Reer Awdal Ah Kana Soo Baxay Kulmiye Oo Taageeray Musharixiinta Shirgudoonka Ee Isbahaysiga Mucaaridka

Hargeysa(HWN):-Xildhibaan Maxamed Xuseen Maydhane oo ka mid ah mudaneyaasha cusub ee golaha wakiilada somaliland lagana soo doortay gobolka Awdal ayaa shaaca ka qaaday inuu dhisayo musharixiinta shirgudoonka ee ka socda isbahaysiga xisbiyada mucaaridka ah.


xildhibaan Maydhane oo shaacinaya taageerada uu la garab joogo Cabdirisaaq Khaliif iyo musharixiinta kale ee u taagan shirgudoonka golaha wakiilada ayaa waxa uu yidhi "Anigu Kulmiye ayaan ahay Xisbiga Kulmiye ayaan uga soo baxay Gobolka Awdal, Kulmiyana Madaxweyne Muuse ayaan uga tagnay, Waxa aan ballan qaadaya in aan dhisayo Abdirisak Khaliif, Cumar Jama, Cali Xamud."
May be an image of 9 people, people standing and indoor

 
Loading...
Loading...