Muuse Biixi Oo Dib U Dhigay Kalfadhigii Ugu Horeeyey Ee Golaha Wakiilada Oo Maanta Furmi Lahaa

0
Saturday July 24, 2021 - 11:29:50 in News by
  • Visits: 3224
  • (Rating 2.0/5 Stars) Total Votes: 1
  • 0 1
  • Share via Social Media

    Muuse Biixi Oo Dib U Dhigay Kalfadhigii Ugu Horeeyey Ee Golaha Wakiilada Oo Maanta Furmi Lahaa

    Muuse Biixi Oo Dib U Dhigay Kalfadhigii Ugu Horeeyey Ee Golaha Wakiilada Oo Maanta Furmi Lahaa

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Muuse Biixi Oo Dib U Dhigay Kalfadhigii Ugu Horeeyey Ee Golaha Wakiilada Oo Maanta Furmi Lahaa


Xukumada oo Xildhibanadeedii dhaafi la yihiin 36, xaata marka lagu daro kuwii ay ka soo iibsatay Isbahaysiga mucaaridka.
Muuse Biixi - Wikipedia



Kalfadhigii kowaad ee Golaha wakiilada ee Cusub oo hore Madaxweynaha Somaliland u cayimay maanta oo dib u dhac ku yimid.

Muuse Biixi ayaa ilaa Bisha August 7-deeda u u riixay Fadhigii golaha wakiilada cusub, sababta dib u riixida ayaa Ilo xogogaal ahi sheegayaan in Xisaabtii ay isku qaban ladahay Kooxda Kulmiye oo doonaya in ay shirguddoonka Golaha qaatan.

Dhawr xildhibaan oo hore u sheegay in Kulmiye ku biiren ayaa maalmihii u danbeyey ku noqday Isbahaysigii.

Loading...
Loading...