Walaashey Ama Walaalkey Ma Ogtahay in ay Waajib kugu Tahay Haddii

0
Saturday July 24, 2021 - 10:15:19 in Articles by Xaaji Faysal
  • Visits: 1676
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Walaashey Ama Walaalkey Ma Ogtahay in ay Waajib kugu Tahay Haddii

    Lagu Weeydiiyo Todobadan Su`aalood inaad Kaga Jawaabi Karto Si Cilmiyeeysan.?

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Lagu Weeydiiyo Todobadan Su`aalood inaad Kaga Jawaabi Karto Si Cilmiyeeysan.?


Hadaba Waa Kuwee Su`aalaha Todobada ah Ee La Sheegayo.?


Q: 1 " Su`aasha Kowaad : Waa Maxay Acraaf.?

Ans: 1: Acraaf Waa Goob U dhaxeeyso Naarta iyo Janada Waxaa Lagu

magacaabaa " Al-Acraaf"

Waa darbi Aad U Weeyn joog dheer leh

Asxaabta dushiisa Saaran ay Ka daawanayaan Ehlu-janaha iyo

Nimcooyiinka ay dhax dabaalanayaan iyo Kuwa Ehlu-Naarka iyo

Cuquubada Haysata

Jamaacadaas Ugu dambeeyn Rabbigood ayaa U Ogolaanayo in ay jannada

Ku galaan Naxariistiisa

Culumada islaamka Waa ay isku khilaafeen Qoloda Meesha saaran yeey

yihiin Lkn Sida Raajaxa ah Waa Qoom isla ekaadeen Xumaantoodii iyo

Samantoodii .

Q: 2 " Su`aasha Labaad: Halkee Kaa jirtaa jannada.?

Ans: 2" Jannadu Waxeey Ku taallaa Todoba Samo Ka kore Marka Uu Allah

Duubayo Samooyiinka iyo dhulalka todobada ah Sida Warqado camal

Jannada ayada Waa Hareysaa

Ma Ku jirto Waxa La laabayo Mana dhamaaneyso mana Zuuleyso

Saqafkeeda Korane Waa Carshiga Raxmaanka jalla wacala

Q: 3" Su`aasha Sadaxaad: Halkee Naarta Kaa Jirtaa.?

Ans: 3" Naartu Waxeey Ku taalla goob Ka hooseyso todobada Dhul Waxaa

Lagu Magacaabaa goobtaas ، ﺳﺠﻴﻦ "Sijiin

Allah Waxaa Uu Nooga Waramay in Uu abuuray todobo samo iyo todobo

dhulal Oo la mid ah

{ ﺍﻟﻠَّﻪُ ﺍﻟَّﺬِﻱ ﺧَﻠَﻖَ ﺳَﺒْﻊَ ﺳَﻤَﺎﻭَﺍﺕٍ ﻭَﻣِﻦَ ﺍﻟْﺄَﺭْﺽِ ﻣِﺜْﻠَﻬُﻦَّ }:

Sijiin " : Waa Meesha dhulalka Ugu hooseyso ayeey Ka sii hooseysaa.

Xadiithkan ayaa Daliil U ah Oo Laga Wariyay Ibnu Mascuud Allah Ka ralli

Noqdo

ﻋﻦ ﺍﺑﻦ ﻣﺴﻌﻮﺩ ﻗﺎﻝ : " ﺍﻟْﺠَﻨَّﺔُ ﻓِﻲ ﺍﻟﺴَّﻤَﺎﺀ

ﺍﻟﺴَّﺎﺑِﻌَﺔِ ﺍﻟْﻌُﻠْﻴَﺎ، ﻭَﺍﻟﻨَّﺎﺭُ ﻓِﻲ ﺍﻟْﺄَﺭْﺽِ ﺍﻟﺴَّﺎﺑِﻌَﺔِ ﺍﻟﺴُّﻔْﻠَﻰ "

"Ka dib Waxaa Uu aqriyay Aayadaan

" ﺇِﻥَّ ﻛِﺘَﺎﺏَ ﺍﻟْﺄَﺑْﺮَﺍﺭِ ﻟَﻔِﻲ ﻋِﻠِّﻴِّﻴﻦَ ‏) ﺍﻟﻤﻄﻔﻔﻴﻦ" ، ﺇِﻥَّ ﻛِﺘَﺎﺏَ ﺍﻟْﻔُﺠَّﺎﺭِ ﻟَﻔِﻲ ﺳِﺠِّﻴﻦٍ" ﺍﻟﻤﻄﻔﻔﻴﻦ "

Q: 4 " Su'aasha Afaraad: Qiyaasta Halka Maalin Ee Qiyaame immisa

ayeey La Egtahay.?

Ans: 4" Qiyaasta Halkii Maalin Ee Qiyaamaha Waxeey la egtahay 50.000

Sanadod Allah Mar Uu Ka Waramayay Waxaa Uu yiri"

. ﻗﺎﻝ ﺗﻌﺎﻟﻰ : } ﺗَﻌْﺮُﺝُ ﺍﻟْﻤَﻠَﺎﺋِﻜَﺔُ ﻭَﺍﻟﺮُّﻭﺡُ ﺇِﻟَﻴْﻪِ ﻓِﻲ ﻳَﻮْﻡٍ ﻛَﺎﻥَ ﻣِﻘْﺪَﺍﺭُﻩُ ﺧَﻤْﺴِﻴﻦَ ﺃَﻟْﻒَ ﺳَﻨَﺔٍ } .

Abdullahi ,Ibnu Cabaas: Allah Ka ralli Noqdee Waxaa laga Wariyay in Uu

yiri " Maalinta Qiyaame Waxaa La istagayaa Konton Gobood Halkii

Goobne Waxaa la taagnanaa Konton Kun Oo sanadod " .Cajiib !!

Q: 5" Su'aasha Shanaad: Maxaa Laga Wadaa Sidratul-muntahaa .?

Ans: 5 " Sidratul-Muntahaa Waa Geed Aad u Weyn Oo Caleemankiisa iyo

Xididisa Ku yaalllaan Samada todobaad Caleemankeeda Waa Sida

dhagaha Xayawanka Marodiga

Goob dhinaceeda ah ayuu Rasuulka csw Waxa Uu Ku arkay Sayid jabriil

Suuradisa Xaqiiqda aheeyd Markii labaad Markii Kowaad Waxeey aheyd

Magaalada Mar Uu Ku Arkay makka-Almukarama Buurta" ajyaad,

dhinaceeda

Q: 6" Su'aasha Lixaad : Maxeey yihiin gabdhaha Ku dhex Nool janada Ee

lagu magacaabo" Xuurul-Ciin".?

Ans: 6" Waa Xaasaska Ragga Mu'mininta ah Marka ay janada galaan Jinni

iyo insi toona Korkooda ma taaban , Malaa'igne ma ahan

Allaah ayaa Jannada Ku dhex Abuuray Mid gabdhahaas ka mid ah Haddii

ay Aduunka soo Eegto Qorraxda iftiinkeda ayada ayaa qarin laheed.

Q: 7" Su'aasha Todobaad: Waa Kuma Wiilasha jannada lagu waariyay.?

Ans: 7 " Waa Wiilal dhalanyar Oo adeegayaal U ah Ehlu-janaha insi iyo

jinni Midna Ma ahan Xitaa malaa'ig ma ahan Alla ayaa Abuuray siduu

abuuray Oo kale Xuurul-ciinta gabdhaha.

Wiilashaa Allah marka Uu Kawaramayay Quruxdooda Waxaa Uu Ku

Miithaalay Lu'Lu' Waxaa Uuna yiri" :

( ﻭﻳﻄﻮﻑ ﻋﻠﻴﻬﻢ ﻭﻟﺪﺍﻥ ﻣﺨﻠﺪﻭﻥ ﺇﺫﺍ ﺭﺃﻳﺘﻬﻢ ﺣﺴﺒﺘﻬﻢ ﻟﺆﻟﺆﺍ ﻣﻨﺜﻮﺭﺍ } :

Haddaad Ka Mid Noqotay dadka in ay aqristaan Nasibka U yeeshay

Qoraalkan Waxaad soo qortaa Magac Ka mid ah magacyada 99ka Ee Uu

rabigeen Weyne leeyahy ﺍﻟﺮﺣﻤﻦ " ﺍﻟﺮﺣﻴﻢ ﺍ



X.Q DrWaahin Sabriye 

AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...