Taakulo Walaalnimo Taageero Arab Ma Leh,Talo Faro Ka Haadayetiiraanyada Calaacala.

0
Friday July 23, 2021 - 12:42:15 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 580
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Taakulo Walaalnimo Taageero Arab Ma Leh,Talo Faro Ka Haadayetiiraanyada Calaacala.

    W/Q: Ismail Abdillahi Handuleh

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

W/Q: Ismail Abdillahi Handuleh

BISMILAAHI ALRAXMAAN ALRIXIIM [A.S.C.W.R.WB],


TU KHAAS AHANA H/W IYO AKHRISTAYAASHEEDA.



TAAHIYO XAUUNKIYO.TALO XUMO KU NOOLOOW,


TAMARTAADII ARABOW,TOLKAA WUU OGADAYO,


TOGKASTABA TAAGTIIS,YUU BIYAHA TARAARSHA,


TARANIYO AQOONIYO,TIRO LAGUMA DHAAMEE,


TIXIHI FAARAX NUURIYO,TILMAANTIISI DIBU EEG,


TUSMO XUMAYDIN HAYSE,TIROYARI MA JOOGTAN,


TARTANKIINA GUDAHIYO.TAAGEERKA BEEL KALE,


TARTAN LAGAMA BADIYEENE,TAFARAARUQA DILAY,


TUDHAALIYO SIYAASADI,TIIRSANAAN QABIIL MA LEH,


TIXRAAC IYO AQOONIYO,TASHIBA LAGU SALEEYAYE,


TIINU WAATU TIRO BADAN,TOOSAN LAGU TILMAAMO,


TUURO IYO TARBIICO LEH,TAASH QARANA XIDHATOON,


TABASHADADA GARANO,TAAGYARU KU HOOS GO;AY,


TUNKA LAGAGA JOOGSADO,RUUXAWGU TAMAR DRAN,


TOLKI RUUXA AAN WADANI,TALOOBO QAADI KARAHAYN,


TAKOORKIYO QABIIL BADAN,MA TIRSHAAN HAWEENKANA,


ISMAIL ABDILLAHI HANDULEH.
AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...