"Waxaan Buuxinayaa Booskii Xildhibaan Cabdiqaadir Jirde…" Xildhibaan Axmed Nuur Guruuje

0
Thursday July 22, 2021 - 13:06:02 in News by A. Asbaro
  • Visits: 3693
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    "Waxaan Buuxinayaa Booskii Xildhibaan Cabdiqaadir Jirde…" Xildhibaan Axmed Nuur Guruuje

    "Waxaan Buuxinayaa Booskii Xildhibaan Cabdiqaadir Jirde…" Xildhibaan Axmed Nuur Guruuje

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

"Waxaan Buuxinayaa Booskii Xildhibaan Cabdiqaadir Jirde…" Xildhibaan Axmed Nuur Guruuje


Hargeisa(HWN):-Xildhibaan Ahmed Nuur Guruuje oo ka mida Xildhibaannada golaha Wakiillada Somaliland, ayaa tilmaamay Xildhibaanka uu ku dayan doonno marka uu ku fadhiisto Kursiga aqalka Wakiillada, waxaannu sheegay inuu ku dayanaayo Xildhibaan Cabdiqaadir Jirde oo ka mida ahaa Haldoorka mudaneyaashii golaha Wakiillada Somaliland.
Kaftanka Maanta "Qubane" Axmed Nuur Guruuje - Sagal News


Xildhibaan Guruuje waxa uu sheegay inaanu ka helin siyaasadda jaafaajiriqa iyo muranka ku salaysan, balse waxa uu sheegay inuu u shaqayn doono si daah-furan oo lagu wada qanacsan yahay.

"Horre ayaan idiinku sheegey in mudanaha aan ku dayanayaa yahey cabdiqadir ismacil jirde , hamigaasna qaybtiisii horre all’e wuu rumeeyey .
Qaybta 2aad anigoo kaashanaya aqoontayda aan ku heley muddo ka badan 10 sanadood oo aan lawyer ahaa , muddo ka badan 20 sanadood oo aan dhagaysanayay barnaamijyada horumarinta dawladaha iyo dhismahoodda waxaa shaqadaydu noqon doontaa mid ku salaysan
1 aqoon
2 asluub
3 danguud
4 iyo daahfurnaan .
Siyaasadda ku salaysan jaafaajiriqa ,muranka ma dhalayska iyo yooyootanka igama sugi doontaan balanteenu waa aqoon iyo aragti aqoon ku dhisan.

Loading...
Loading...