Raysal Wasaaraha Itoobiya Oo Balanqaado u Sameeyey Ciidanka Milatariga
Raysal Wasaaraha Itoobiya Oo Balanqaado u Sameeyey Ciidanka Milatariga
Ra'iisal Wasaaraha dalka Itoobiya Abiye Ahmed ayaa sheegay in la sii xoojin doono daryeelka ciidamada Milatariga ee ku dhawacmay dagaalkii Waqooyi ee saraynta sharciga.
Raysal Wasaaraha dalka Ethiopia Abiy ahmed ayaa yidhi' waxaan ka shaqaynaynaa' sidaan Tageero ugu heli lahayn Ciidamada ku dhawacmay ol'olihii' sharci dajinta.
Guul lama gaadhi karo' hadii aan' lo hurin dhiiga' ciidankeena geesiyaasha ah' ' waxay Qadarinayaan' dalkeena sharaftiisa' iyo Xoriyadiisa' iyago ku bixinaya Qiimaha ugu sareeya' ee dhiigoda, markay bixiyaan Qimahaas waa inay shacabku iyo dawladuba garab istaagto' oy tageerto' ciidanka.
Waxaan ka shaqaynaynaa inaan xaqiijino' sidaan daryeel ugo samayn lahayn xubnaha Ciidanka ee ku dhawacmay ol'olaha' Sharci dajinta' sida Askarigan alemitu amba, waa inaan garab istagnaan' oon caawinaa.
Loading...
Loading...