Maamulka Addis Ababa Oo Shaaciyey Mudaharaado Lagu Taageerayo Ciidanka Gelaya Gobolka Tigrey

0
Thursday July 22, 2021 - 11:55:15 in News by
  • Visits: 1222
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Maamulka Addis Ababa Oo Shaaciyey Mudaharaado Lagu Taageerayo Ciidanka Gelaya Gobolka Tigrey

    Maamulka Addis Ababa Oo Shaaciyey Mudaharaado Lagu Taageerayo Ciidanka Gelaya Gobolka Tigrey

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Maamulka Addis Ababa Oo Shaaciyey Mudaharaado Lagu Taageerayo Ciidanka Gelaya Gobolka Tigrey
Maamulka Magaalada Addis Ababa ayaa shaaca ka qaaday in shacabka Magaalada Addis Ababa Maalinta Bari ay qaban doonaan banaanbax lagu taageerayo Ciidamada Difaaca Qaranka.
May be an image of 1 person, standing and sitting



Maamulka Magaalada Addis Ababa ayaa shaaca ka qaaday in shacabka magaalada Addis Ababa ay qaban doonaan banaanbax nabadeed berri (July 15, 2013) oo lagu taageerayo Ciidamada Difaaca Qaranka.

Madaxa Xafiiska isgaadhsiinta Maamulka Magaalada Adisababa Cabdi Tsegaye ayaa sheegay in banaanbaxan lagu taageerayo Ciidamada Difaaca Itoobiya dhici doono Toddobada subaxnimo.

Sidoo kale Cabdi Tsegaye ayaa waxa uu sheegay in banaanbaxan loo qabtay si waafaqsan rabitaanka shacabka, isagoo intaa ku daray in ujeedka isu soo baxa uu ahaa in shacabka lagu muujiyo taageerada ay u hayaan ciidanka difaaca qaranka.

Loading...
Loading...